Asmaa Media

Asmaa Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asmaa Media, 1505 Rice Street, Saint Paul, MN.

Waa bog faafiya qiyamka Diineed, dadka ku dhiirrigeliya أعمال الصالحات oo bulshada anfaci

It is a page that shares values of faith and promotes everything beneficial to society.

‎إنها صفحة تُعنى بالمجتمع، وتنشر قيم الإيمان، وتُطلق كل ما هو مفيد للمجتمع

09/04/2026

Alloow nagu anfac….

09/04/2026

🎙️ Tafsiirka Suuratul Al-Aclaa (سورة الأعلى) ❤️

📖 Dhageyso tafsiirka Suuratul Al-Aclaa, faham macnaha aayadaha, kana faa’iidayso hanuunka iyo casharrada qiimaha badan ee ku jira. 🤲

📲 La wadaag dadka kale si kheyrku u faafo.



ht

09/02/2026

Afar Shay lagu dadaalo….

09/02/2026

Subxaanallaah, “Waxa kaliya ee na ilaalin kara waa xeer!” ‼️

Mashruuca Xildhibaanad Sacdiyo iyo kooxdeedu wuxuu ku wajahan yahay bulshada Soomaaliyeed…

Su’aasha taagan ayaa ah: Goorma ayay dadku si qoto dheer u fahmi doonaan una baraarugi doonaan qorshayaasha iyo farsamooyinka lagu saameeyo bulshada marka arrin cusub la soo bandhigo?



mibextid=wwXIfr

هل نبدأ من أنفسنا، ثم من البيت، ومن بعدها المدرسة، ثم التعليم، ومن بعدها جميع المؤسسات؟
09/01/2026

هل نبدأ من أنفسنا، ثم من البيت، ومن بعدها المدرسة، ثم التعليم، ومن بعدها جميع المؤسسات؟

09/01/2026

🤲 Ducadan ku dadaal mar walba…

Waa duco adduun iyo aakhiroba kuu koobaysa kheyr badan. ❤️

Ha ka tegin ducadan, mar walbana ku dadaal inaad Alle baryadaada ku celceliso. 🤲🌹

❤️ Sii Faafi Kheyrka

09/01/2026

Akhriso Quraanka aad liibaantidee…

08/31/2026

Adkaarta ku dadaala….

08/31/2026

اللهم اجعلنا أهل القرآن..

08/30/2026

⚠️ Digniin Culus oo Ku Socota Haweenka! || Abuu Curwa

Address

1505 Rice Street
Saint Paul, MN
55117

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asmaa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share