Iftin Real Estate

Iftin Real Estate Shirkad Casri ah oo iibisa dhulalka iyo guryaha deegaanka

30/08/2026

- Boos 550 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, xaafadda 19aad. Qiimaha booska waa 2 Milyan iyo 500 kun oo birr (~$13,500). Wac 0924733337


: 550 kaaraamitir
:+251924733337

: 2,500,000 Waa 2 Milyan iyo 500 kun birr.

: wa.me/251924733337

24/08/2026

- Dhul wayn oo 1437 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, xaafadda 16aad, wadada Wajaale, Minaariyaha markaad dhaafto, agagaarka kaalinta Najashi. Qiimaha 1473 kaare waa Laba milyan iyo 500 kun oo birr (~$13,500). Wac 0924733337


: 1473 kaaraamitir
:+251924733337

: 2,500,000 Laba Milyan iyo shan boqol oo kun oo birr.

: wa.me/251924733337

22/08/2026

- Boos 400 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, Xaafadda Kumuunitiga, wadada Djibouti la qaado ayaad bajaajta birta dheer uga dhaadhici.
Qiimaha waa 3Milyan iyo 500 kun oo birr (~$18,900). Wac 0924733337

: 400 kaaraamitir
:+251924733337
: 3Milyan iyo shan boqol oo kun oo birr.
: wa.me/251924733337
DDS

22/08/2026

- Boos 400 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, Kumuunitiga marka la dhaafo oo wadada Djibouti la qaado ayaad bajaajta birta dheer uga dhaadhici.
Qiimaha waa 3Milyan iyo 600 kun oo birr (~$19,700). Wac 0924733337


: 400 kaaraamitir
:+251924733337

: 3Milyan iyo Lix boqol oo kun oo birr.

: wa.me/251924733337

DDS

22/08/2026

- Boos 400 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, Xaafadda Kumuunitiga, wadada Djibouti la qaado ayaad bajaajta birta dheer uga dhaadhici.
Qiimaha waa 3Milyan iyo 500 kun oo birr (~$18,900). Wac 0924733337


: 400 kaaraamitir
:+251924733337

: 3Milyan iyo shan boqol oo kun oo birr.

: wa.me/251924733337

DDS

07/08/2026

- Boos 460 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, Kumuunitiga marka la dhaafo oo wadada Djibouti la qaado oo birta dheerna dhaafto, ayaad wadada dhanka waaberi uga dagi. Waa boos ganacsi wadada Djibouti haysta.
Qiimaha 800 kun oo birr (~$4,400). Wac 0924733337


: 460 kaaraamitir
:+251924733337

: Sideed boqol oo kun oo birr.

: wa.me/251924733337

DDS

02/08/2026

- Boos 500 kaare oo labo waddo leh, kuna yaalaa magaalada Jijiga, xaafadda Duda-Hide. Qiimaha waa 2 Milyan iyo shan boqol kun oo birr (~$13,600). Wac 0924733337


: 500 kaaraamitir
:+251924733337

: 2 Milyan iyo 500 kun oo birr.

: wa.me/251924733337

DDS_Rayl

26/07/2026

- Boos 720 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, Kumuunitiga marka la dhaafo oo wadada Djibouti la qaado, gaar ahaan bajaajta halkay ku dhamaato. Waa boos ganacsi wadada Djibouti haysta.
Qiimaha waa Kow iyo toban milyan oo birr (~$60,000). Wac 0924733337


: 720 kaaraamitir
:+251924733337

: Kow iyo toban Milyan oo birr.

: wa.me/251924733337

DDS

21/07/2026

- Guri 350 kaare iib ah oo ku yaala xaafadda Jeelka, Jigjiga.
Gurigu wuxuu ka koobanyahay 5 qol oo ganbisa, hal service, qol jikaa, iyo saddex suuli. Qiimaha waa 14 Milyan oo iyo shan boqol oo kun oo birr.

Naga soo wac 0924733337




:+251924733337

: 14 milyan iyo shan boqol oo birr oo israac ah.

: wa.me/251924733337

DD_Rayl Jijiga

19/07/2026

- Boos 600 kaare oo ku yaalaa magaalada Jijiga, Kumuunitiga marka la dhaafo, gaar ahaan bajaajta halkay ku dhamaato. Qiimaha waa Saddex milyan iyo 300 boqol oo kun oo birr (~$18,000). Wac 0924733337


: 600 kaaraamitir
:+251924733337

: Saddex Milyan iyo 300 kun oo birr.

: wa.me/251924733337

DDS

Address

Jijiga

Telephone

+251941159098

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftin Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share