Abu-amiin General Trading

Abu-amiin General Trading looxaan waa boggayga rasmiga ee Nagala soo xidhiidhi kartaan goorwalbo.

01/10/2022

MARXALADIHII KALA DUWANAA OO AY DOWLAD DHISKA SOMALIA SOO MARTEY.

Kadib 1991 Burburkii nidaamkii kalitaliska INA waxaa lasameeyey isku day faro badan oo lagu baadi goobayo qaranimadii, madaxbanaanidii, isfahamkii, midnimadii iyo wadadii dowladnimo loo dhan yahay oo jidkii Saxda ahaa laga weeciyey 1969kii kadib dilkii MADAXWEYNE iyo markii nidaamkii demoqoraatiga ahaa xukunka ay kala wareegeen CXDS.

Sidaa darteed dadaal dheer kadib waxaa 2000 dalka jabuuti lagu soo unkey dowlad ku meel gaar ah oo 4.5 ku dhisan lagana talo geliyey inta badan madax dhaqameedyada somaliyeed. Inkastoo ay ka biyo diideen hoggaamiye kooxeedyadii hubeysnaa Haddane waxaa lagusoo doortey dowladdii ku meel gaarka aheyd ee uu hoggaanka ka ahaa madaxweyne MR .

Dowladdaas Waxey kusoo shaqeysey magaalada MUQDISHO waxeyna qabatey shirar badan oo Dib u heshiisiin ah waxeyna isusoo uruurisey aqoonyahankii, kaadiriintii, saraakiishii, diplomaasiyiintii ciidamadii somaalida. Sidoo kale waxey suuro gelisey ayadoo kaashaneyso odayada dhaqanka, culumada somaliyeed iyo beesha caalamka in hoggaamiye kooxeeyadii ay kasoo wada qeyb galaan shirkii oo ugu dambeyntii 2004ki lagusoo doortey dowladii MR . Waxaana xilalkii ugu sarreeyey lasiiyey madaxdii hoggaamiye kooxeedka Dowladduna waxey saldhigatey magaalooyinka JOWHAR IYO BAYDHABO oo muqdisho waa isku aamini kari weydey.

Kadib waxaa curtey kacdoonkii shacabka oo ay hoggaanka u hayeen MAXAAKIIMTA oo 2006ki lagu wiiqey awooddii hoggaamiye kooxeedyada oo MUQDISHO iyo gobolada koofurta iyo bartamaha Somalia Katalin jirey.

2007dii Waxaa markii ugu horreeysey taariikhda Somalia uu ciidan Ethiopian ah uu hoggaaminayo MR xoog ku qabsadey uuna saldhigtey magaalada MUQDISHO gobolada koofurta iyo bartamaha somalia. Waxaana ka dhiidhiyey, iska difaacey XABASHIDII iyo DABADHILIFYADOODI kana saarey dalka guud ahaan shacabka somaliyeed meelwalbo ay joogeen.

Kadib wadahadal iyo is afgarad dhexmarey maamulkii dowladda oo uu hoggaaminayey MR iyo ISBAHEYSIGII DIB U XOREYNTA oo metelayey MUQAAWAMADII SHACABKA ee iska difaacdey maamulkii DABADHILIFKA ABDULLAHI YUSUF iyo XABASHIDII lasoctey, waxaana 2009ki madaxweyne loo doortey oo dalka soo hoggaamiyey muddo 3 Sano ah. Waxaana 2 garab u kala jabey MADAXDII MUQAAWAMADA oo qaarna ay SHARIF lasafteen qaarna wey ka soo horjeesteen. Waxaana muqdisho ka dhacey dagaaladii ugu adkaa oo ALSHABAB looga saarey guud ahaan magaalada muqdisho.

Waxaana rabaa inaan bulshada u iftiimiyo in ay ALSHABAB ka aasaasmeen haraadigii xoogaggii XABASHIDA IYO DOWLADDII UU HOGGAANKA KA AHAA MR ABDULLAHI YUSUF. wax allaale wixii guud ahaan dalka ka dhacey gaar ahaan KOOFURTA iyo BARTAMAHA SOMALIA kadib soo galitaankii ciidamada Ethiopia waxaa ka masuul ah maamulkii uu hoggaanka ka ahaa MR ABDULLAHI YUSUF.

sidaa darteed Waxaa markii ugu horreeysey 2012ka dalka gudihiisa lagu qabtey shirar Dib u heshiisiin ah iyo doorashadii dowlad federal ah oo aan ku meel gaar aheyn waxaana madaxweyne loogu doortey MADAXWEYNAHA HADDA TALADA HAYO XASSAN SH MAXMUUD. wuxuu maamulkii madaxweyne xassan bilaabey inuu 🇸🇴ka somaliyeed Dib looga taago daafaha caalamka iyo xarunta qaramada midowdey, wuxuuna sii wadey halgankii argagixisada dalka looga xureynayey. Muddadii 4sano iyo dheeraadka aheyd dalka ay ka jirtey dowladda ciidamadeedu meelwalbo howlgallo ayey ka fulin jireen , ALSHABABna JABHAD ayey aheyd oo si dhuumaaleysi iyo gaadmo ah ayey dadka ku waxyeeli jirtey. Waxaana ciidamada ammaanku weerari jireen goob walbo iyo guri walbo oo ay AS lagu sheego.

Waxaase 7di February 2017ki Somalia u baryey waa cusub oo inta badan bulshada somaliyeed si mug iyo miisaan leh uwada mashxaradeen guushii MUDANE . Lamood noqonsa weydee, Waxaana mudadii 5ta Sano ee nidaamki igu sawirta ahaa laga dhaxley DOWLADDII oo JABHAD ah iyo ALSHABAB oo dowlad ah oo guri walbo, goob kasto, xafiis kasto awaamiirteeda ka fulayaan, MAXKAMADO dadka looga yeero ka sameysteen meelo aan qarsoodi aheyn oo aad ugu dhow magaalada muqdisho. Waxaa kale oo kala shakiyey qabaa'ilkii somaliyeed oo nidaamkii dowladda ka aamin baxey. Waxeyna dowladdii N&N si gardarro ah ugu duushey maamulgoboleedyada, madaxdii qaranka iyo kuwa mucaaradka ayadoo qabiil ahaan u beegsaneysey.

Ugu dambeyntii hadda waxaa mar kale Dib loo doortey maamulkii xassan Sheikh. Wuxuuna halkudhiggiisii doorashadii 2017ka ahaa "QABYO NINKEEDAA DHAMEYSTIRA". Lakin hadda dowladnimadii waxaa laga soo bilaabayaa meeshii MR ABDIQASIM kasoo bilaabey 2000 .

Lasoc qeybta 2aad.

14/07/2018
Welcome to our store in Malmesbury
10/06/2018

Welcome to our store in Malmesbury

17/05/2018

🍀I 🍀
🌷Just🌷
🍀Want🍀
🌷To🌷
🍀Wish🍀
🌷You🌷
🍀A🍀
🌷Very🌷
🍀happy🍀
🌷Ramadan🌷
🍀And a🍀
🌷Happy🌷
🍀lovely🍀
🌷 Month 🌷
🍀I 🍀
🌷Just🌷
🍀Want🍀
🌷To🌷
🍀Wish🍀
🌷You🌷
🍀And🍀
🌷YOUR🌷
🍀Family🍀
🌷Ramadan🌷
🍀kareem🍀
🌷May🌷
🍀This Month🍀
🌷Bring you🌷
🍀LOTs🍀
🌷of🌷
🍀Happiness🍀
🌷PEACE🌷
🍀Blessing🍀
🌷Harmony🌷
🍀Joy🍀
🌷Taqwa🌷

🌷Be🌷
🍀Honest🍀
🌷Humble🌷
🍀Generous🍀
*•✨🌹✨•*
*•✨💐 💐✨•*
*•✨ ✨•*
*•✨ 🌻 🌻✨•*
*•✨🌺 🌺✨•*
*•.•*•.•*•.•*•.•*•.•*•.•*•.•*•.•*
*•✨🌴 🌴✨•*
*•✨🌸 🌸✨•*
✨⭐✨⭐✨⭐✨⭐✨
⭐🌹🌹🌹⭐🌹🌹🌹⭐
🌹⭐✨⭐🌹⭐✨⭐🌹
🌹✨⭐✨⭐✨⭐✨🌹
✨🌹✨⭐..⭐✨🌹✨
⭐✨🌹✨⭐✨🌹✨⭐
✨⭐✨🌹✨🌹✨⭐✨
⭐✨⭐✨🌹✨⭐✨⭐l
🍃🍂🍃happy 🍃🍂🍃advance in
Ramzan MUBARAK🍃🍂
🍃🍂🍃🍂🍃🍂🍃🍂🍃🍂🍃🌿🍂🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌵🌵🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
They say one should not start Ramadan while having hurt others, so if ever I've hurt you or have been rude in any way, intentionally or unintentionally, please forgive me.

Address

1 Papawer Weg West Bank
Malmesbury
7300

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Friday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 17:00
18:00 - 19:00

Telephone

+27677440800

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abu-amiin General Trading posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category