Gobanmo ku nolow awdal

Gobanmo ku nolow awdal ku sowdhawo jamahiirta gob.awadal

walaal nagu soo bir xornimada awdl

03/11/2026

Degmada saylac Taniyo markii la Joojay Xafladii Diridhaba laga soo abaabulayay waxa muuqata in Degaan Gaara Cadaadis iyo Cagajuglayn ay Sarayaan Laama amaanka iyo Maamulka Degmada oo hal Reer ay isku wada hayaan.
Maayarka Degmada,Xoghaya Degmada , Taliyaha Degmada iyo Taliyaha Sirdoonka.
Basaabka ayaa isna u Muuqda mid la safan Degaan Gaara kaasi oo Xilli Xabsiyada Hargeysa laga soo sii Daayay dad laayay safar isaguna saylac ku Xidhxidhaya Dhalinyaro Degaan Gaara ah kiwaasi oo qaarkood lagu haysto Qoraal ay Barta facebooga ku qoreen.

Wariye Faysal Muuse

03/11/2026
03/09/2026

Caawa waa habeenkii 1aad ee 10ka dambe ee soonka, Ilaahay Leylatul Qadriga ha na waafajiyo.

Address

Jamahirta Awdal
New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobanmo ku nolow awdal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share

Category