Odoy Odoy

Odoy Odoy nolol

04/13/2023

Tartan isdhaxgal iyo kaftan ah laakiin adag
24saac yaan lagaa badin💪
1=military 😮saar
2=macawisley ❤saar
3=police 👍saar

12/18/2022

Moqokori💘 viva aadan -yabaal😯

Xaawagadiid Hiiraan state Somalia 🥰
12/15/2022

Xaawagadiid Hiiraan state Somalia 🥰

Degmada kaliya ee maanta dad badan ay oohin qabsadeen markey arkeen in waxba laga qaba karinMoqokori district 👑⚔🎤Sii
12/10/2022

Degmada kaliya ee maanta dad badan ay oohin qabsadeen markey arkeen in waxba laga qaba karin
Moqokori district 👑⚔🎤

Sii

Moqokori 👑
12/10/2022

Moqokori 👑

Majiraaa qof meeshaan soo sheegi karta magaceeda
12/09/2022

Majiraaa qof meeshaan soo sheegi karta magaceeda

12/09/2022

intaba wax uun dheh☝️

Gaduumiye cali Jeyte cusmaan qudbad uu jeedayey kana jeediyey degmada Aadan yabaal gobolka shabeelaha dhexe

12/09/2022

Maxaad ka taqaan wax soo saarka iyo horomarka magaalada moqokori .......................

1= majirto degmo katirsan gobolka Hiiraan oo aqoon ka qaaday wili.
2=magaca magaalada moqokori waxaa la oran jiray maqal koris oo micneheesu ahaa in ay tahay meel dadka iyo duuyadaba si isla mid u bisha ama usoo saarta
3=waxa dagan dad ganacsiga aad u yaqaaan oo hadane aanan aqoonin is hagrashada
4=dhalinta magaalada ayaa ah kuwo aad iyo aad u qadariya walaalnima 🤞

Adi maxaa ka aaminsan tahay ?

Qodobada kor kusoo xusneyse kee dood ka qabtaaa ?

12/09/2022

Maanta degmada moqokori ee gobolka Hiiraan

Address

New York, NY

Telephone

+252617506119

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Odoy Odoy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share