31/08/2024
MADAXWEENAHA SOMALIA (HASSAN SHEIKH) = MADAXWEENAHA UKRAINE (Zelenskyy)
MADAXWEENAHA SOMALIA (HASSAN SHEIKH) (waxay dowladisa ka shaqeeysaa 50% ka yar wadanka Somalia)
MADAXWEENAHA UKRAINE (Zelenskyy) (4 sano ka hor, 100% ayu maamulaye wadankisa.)
Laakin siyaasad xumo awgeed, ku dhawaad 30% dhulka UKRAIN waxaa qaatay Ruush. (MAREKAN IYO YURUB ayaa balanti uga baxay UKRAIN ayago dhahaye wan ku difaaceenaa)
Inkasto Ethiopia dhulkena xoog ku qaadan karin, hadana siyaasad xumada Xasan Sheikh, waxay Ethiopia ku qasbeesaa in wada kasto o dowlada Somalia loo wiiqi karo in ay ka shaqeeso.
Aragti ahaan, Waxa markaan oo kale loo baahanyahay siyaasad ku dhisan oraahdi aheed, (sidee xeero loo xagtaa, ilkana ku nabad galaan).
Ethiopia iyo Abiy Ahmed waxay ogyihiin dagaal waxu yahay, oo TIGREE ayaa casharo lama ilaaawaan ah far waween ugu so qortay.
Ethiopia dagaal waxba kuma qaadaneso, lkn somalida dhexdeeda aye isku direesaa ayaga ayena isku adeegsanesaa.