Sundus Ahmed

Sundus Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sundus Ahmed, Lawyer & Law Firm, Muqdisho.

♥ ♥ ♥ ♥ This is My Official Page .❶➡ - Hit Like to Become a Fan ❷➡ - Share My Page On Your Wall ❸➡ - Respect Me I'll Respect You More ❹➡ - I promise I will bring the entertainment! ♥ ♥ ♥ ♥ ♥

25/10/2013

iLaahay inuu jiro waad ogtahay……………..Hadana ma aadan adeecin
Quraanka waad akhrisaa ……………………..Hadana kuma cml fashid
Shaydaanka waad taqaan……………………..Hadana waad dabagashay

17/10/2013

Nin Daar Ku Jiraa Daruur Ma arkee ileen Xalay Roobku

Waa da'ay

11/10/2013

♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠
♠*~ My lovly Friends Juma Mubarak fmly ~*
♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠♠

02/10/2013

.Darren Kaa Tanwayn Iyo Dabeel Roob Waa Halis.

30/09/2013

arinta maanta !
nin 24 sac shidan uk u daa
nin wax kaste caadi ka dhigtay holland u daa
nin dul qaad badan kenya u daay
nin naag la qabo jacel soud africo u daa
nin balwad jacel swedan u daa
nin la canshuursanayo canada u daa
nin naagtiisa gadayo ethopia u daa
nin 24 sac naxsan mugdisho u daa
nin faan badan mareykanka u daa
nin fanka jacel hargeysa u daa
nin lacag jacel norwey u daa
nin baari ah dalmark u daa

25/09/2013

Illaahow Inta Cuqdad Qabto Caloosha U Nadiifi

24/09/2013

Sidaad moodeyso maahee Ogoow Soomaaliya Soomaali baa leh

20/09/2013

Ogoow Waxaad Astuuraad Ku Weydo Qawnan Kuma Heleysidee

19/09/2013

Inkastoon Sabool Ahay
Haddana Waan Sarriigtaa ,
Sabacabada Ma Hoorsado
Saxiib Ruxaan Nahay
Cadowgayga Lama Simo
SOOMAALI BAAN AHAY

16/09/2013

Dulqaadka Qoyskaada aad u dul qaadato waa ♥JACEYL▐
Dulqaadka Dadka kale aad u dul qaadato waa ♥IXTIRAAM▐
Dulqaadka Naftaada aad u dul qaadato waa ♥♥ KALSOONI

12/09/2013

Intaa dunida jogtoo Nolol ayatin wacan Aqirana fardowsaa ambiyada aktoodana ee baan kuu baryaa (HooYo♥♥)(Ayeeyo♥♥)

Aloow dhowr All hooyo melkaste ey joogaan♥

11/09/2013

Sheekada dhex mareeso arooska iyo aroosada habenka ugu horeeyo Arooskooda

Ninka: ugu danbeen Riyadeyda way rumoowday.
Naagta: Adi ma rabtaa inaa kaa dheerado ?
Ninka : maya, mar kale warkaas ha i dhihin
Naagta : Adi ma i jeceshahay ne?
Ninka : dabcan.
Naagta: malaga yaaba halmar xitaa inaa iga dheeraatid ?
Ninka : Maya dabcan
Naagta : Halmar ma i shumin kartaa?
Ninka : Haa , waliba daanka
Naagta : Adi malaga yaaba inaa Idishid?
Ninka : maya , aniga nimanka noocas ma ihi
Naagta: Makugu kalsoonan karaa ?
Ninka : Haaa
Naagta : gacalka

Sheekada labadooda dhex mareeso Sanad kadib
Hoos ka bilaaw kor u aqri ...xD

Address

Muqdisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sundus Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share