Taageerada Nabada

Taageerada Nabada Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taageerada Nabada, Lawyer & Law Firm, Rotterdam Netherlands, Muqdisho.

07/05/2022

Midkii diiday
Laaluush lagu
Dumiyo dalkiisa
Midkii hor istaagay
Shisheeyaha dana
Kaleh dalkeena
Midkii hurdada u diiday
Cadawgena
Midkii kuwa inoo eg
Awooda shegan jiray
Shilimaadka shisheya
Ku dumin jiray dalkeena
Midkii wiiqay waa adiga
Midkii sharafkii dalkeena
Kor u qaaday waa adiga
Midkii qarankeenu wuxu
Doonaya yiri haa waa adiga
Midkii shilimaad iyo daaro
Dhaadhaar laga dhisto dibada
Diiday waa adiga
Midkii amaanada ilaaliyey
Waa adiga
Midkii somaliya waxna diida
Waxna yeesha sameeyey waa adiga
Kuwan u midobay iney ku wiiqan
Ujeedkoodu waa iney dalku
Ku celiyan halkii shalay ad ka keentay
Gabre iyo mid ka liita farta inogu yeero
Cadawgaga maahee waa cadawgeena
Guushu waa xagagoo cidi ku loodin meysee
Saadaashu waa guul.

21/08/2020

Jicme wanaagsan dhamaan
Isku so noqod wanaagsan
Dhamaantiin wax badan ayan
Kala maqneyn inshaa allah
Hadda wixi ka dambeeya
Barnaamijyadeeni sidoodi
Ayey noogu socon doona
Waliba waxyabo cusub
Ayaan idin so wadna
Asxaabteydi igala shaqeyn
Jirtay page ayagane waan
U mahadcelinaya
So dhawaada mar kale 🤩

31/05/2016

Asc, Somaaliyey dhamantiin meel walbo ad joogtan.

Qabyaladu waa qurun

Qabyaladu waa qaran dumis

Qabyaladu waa is qab qabsi an dhaman

Qabyaladu waa quursi

Somaliyey ma iska dhaafna

Midnimo ma qaadanaa

Midnimaa na deeqde
qolo qolo ma deyna
Qarankeena dib ma u dhisanaa

Caalamka wax mala qeybsanaa

Asaageen ma hiigsana

Somaaliyey midnimo

Somaaliyey nabad

Allow Nabad nagu daryeeel
Amiiiin amiiin amiiin

23/01/2016

Asc Wrb All Somaiweyn
Waxaan Ka Tacsiyadeynaya
Adna Uga Xumahay Qaraqii
Liido Ee Magalada Muqdisho
Laguna Laayey Dhalinyaradi
Wadanka Ee Iftiinka U Ahaa Wadanka
Waana Fal Lagu Dabargoynayo
Dhalinyarada Dalka
Ayna Ka Dambeyaan kuwo
Dano Gaara Leh Ee An U
Naxeyn Shacabka Dhiigodane
Baneystay Har Iyo Habeenba
Intii Ku Dhimatay Ilaahey
Waxaan U Weydinayaa
In Uu Janadiisa Geeyo
Qabrigodane U Waasiciyo
Intii Ku Dhawacantayne
Ilaahey Dhaqso U Bogsiiyo
Dhamaan Eheladii Iyo
Shacabka Somaliyeed
Inta Ka Damqaneysa
Musiibadan in Uu
Samir Iyo Iimaan
Kasiiyo Amiin Amiin.

Dhamaan Dhalinyaradane Waxaan
Ugu Baaqayaa Kacdoon
Wadaninimo
Sababto ah
Wax Uu dhibka So
Gaarayo Waa Anaga
EE Ladabar Jaraayo
Marka An fadhiga Kakacno
An Ka Dhiidhino Arinkan
Foosha Xun Qabiilkane
An Ka Tagno Oo
An Qaadano Qaranimo
Somaliyey Nabad Insha allah

26/11/2012

Nabadu waa Tiirka Nolosha
Taageer Waligaa Nabada
Si Ad Nolol farxad Leh ugu Noolaato
Allow Nabadeey!!

28/09/2012

Juma Kariim Yaa Muslimiin♄

adde

04/05/2012

Asc Wrb Juma' Kreeem Asxaabteena Qiimaha Leh & Galab Wanagsan!

30/04/2012

Inkasto Adunku
Dowlado Leeyahay
Iyo Kala dambeyn
Wadankey Guna
Qasanyahay
K**a Niyad Jabee Naxariizta Ilaaah
Ayaan Mar Walbo
Isku Saba In Mar
Kale Ay So Noqon
Doonto Kala Dambeyntii
Iyo Dowladnimadii Sharaftii An Aduunka
Ku Laheyn !
Allow Noo Gargaar
Oo Nabad Qeyr Keeda
Wadata Nagu Daryeel!!!
By Awesom maxi adde

08/04/2012

Nabad

12/03/2012

YAADIIDAN DOWLADNIMADII, YAADIIDAN ISKU DUUBNIDII?

12/03/2012

In qabiil qaran dumis yahay
Qoys qeybis yahay
Qarax ka talis yahay
Qiima tire yahay
Qiyaano badan yahay
Miyeey kaa qarsantahay????????????????

Address

Rotterdam Netherlands
Muqdisho

Telephone

+31687067034

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taageerada Nabada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Taageerada Nabada:

Share