22/09/2019
waa inuu helaa xoriyda waliba mida ugu wanag san ee uu ku nolan kro baqdin la,aan
Hdii sharciga la iska indho tiro waa dhibato
Qofka wxa saran wajib si uu u helo xaqisa
Wna wxa muwadinka lga rabo mar walbo
Qodabka 21 ee dastuurka ayan xaq u sinayo wax yabahs muwadinka