14/02/2026
Madaxweynihii 9aad Mohamed Farmaajo ayaa kulan la yeeshay Madaxweynayasha Puntland iyo Jubaland. Waxa kulanka ku wehliyo qaar kamida saaxibadisa siyaasadda
1- Guddomiye Cumar Finish
2- Ambassador Tarsan
3- Xildhibaan Wasiir Xasan Cabdinur
4- Xildhiban Abdishakur Ali Mire
5- Xildhibaan Sanyare
6- Siyaasi Diblomaasi Siyaad Shire
7- Xildhibaan h**e Alankeey
8- Maareye h**e Aadan-cadde
9- Diblomaasi Xabiib Maxamed Cigal
10- Afhayeenka NN Abdirashid Duqa
11- Ganacsade Cabdicasiis Ashkir
12- Kaaliyaha Madaxweyne h**e Cali Jareere