07/12/2022
Barashada sharciga.
Muhiimada ay leedahay barashada aqoonta sharcigu, waxay ka caawinaysaa guud ahaan fahanka dawladnimada casriga gaar ahaan dalkaaga hanaan sharciyeedkiisa ( legal system) , nidaamka dhaqaalaha ,siyaasada ,xuquuqaha iyo waajibaadyada muwaadiniinta ,qaab- dhismeedka dawlada IWM.
Waxa kale mihiima inaad ogaatid shaqada Ha'yadaha garsoorka oo iyagu fuliya sharciga ( Enforcement law ) si aad u fahantid noocyada dacwadaha ay qaadaan iyo habraacyadooda.
Qof kasta oo bulshada ka mid ah waa in uu leeyahay fahamka aasaasiga ah ee sharciga.
Hadabo Hadaa aad dooneysi inaa fahanto Sharciga waxaa dhawaan Bilaabi doona inaa bulshada iyo inta daneeneyso inaa ka caawiyo Pagekeeyga arimaha la Xariira sharciga sido kle ku so kur dhin doona Su'aaaloyin 📖🖋⚖🙏