Dalbile Construction & Contracting Company

Dalbile Construction & Contracting Company Dalbile Construction and Contracting Company: is the where you will get your goal

Dalbile Construction & Contracting Co. waxay idiin rajeynaysaa Ciid MubaarakAllaah ha idin siiyo horumar, barwaaqo iyo g...
20/03/2026

Dalbile Construction & Contracting Co. waxay idiin rajeynaysaa Ciid Mubaarak
Allaah ha idin siiyo horumar, barwaaqo iyo guul joogto ah.

๐ŸŽ‰ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘๐ŸŽŠ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข ๐” ๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐Ÿ†š๏ธ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐10$.๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐” ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Ž๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š...
15/01/2026

๐ŸŽ‰ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘๐ŸŽŠ

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š
๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข ๐” ๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ
๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐Ÿ†š๏ธ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐
10$.

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐” ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Ž๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š.

Mobarek Joseph

11/01/2026
10/01/2026

๐ŸŽ‰ SADAALI CIYAARTA โ€“ TARTAN ๐ŸŽ‰
โšฝ Barcelona vs Real Madrid โšฝ

๐Ÿ’ต Ku guuleyso $10 ๐Ÿ’ต

๐Ÿ‘‰ Shuruudaha ka-qaybgalka:
1๏ธโƒฃ Saddex (3) saaxiibadaa ku soo tag comment-ka
2๏ธโƒฃ Follow dheh bogga
3๏ธโƒฃ Like saar post-kan
4๏ธโƒฃ Sadaasha ku qor comment-ka

โฐ Sadaashu waxay ku egtahay inta aysan ciyaartu bilaaban

๐Ÿ† Guuleystaha waxaa lagu dhawaaqi doonaa goor dhow
๐Ÿ€ Nasiib wacan dhammaan ka-qaybgalayaasha!




08/01/2026

Dalbile Construction & Contracting
Waa shirkad ku takhasustay dhismaha iyo qandaraasyada, iyadoo bixisa guryo tayo sare leh oo leh naqshado casri ah kana jawaabaya baahiyaha kala duwan ee bulshada.

Shirkaddu waxa ay dhistaa guryo noocyo kala duwan leh, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

Guryo Deggenaansho (Residential Houses):
Guryo hal-qoys ah, laba-qoys ah, iyo villas casri ah oo leh qolal si xirfad leh loo naqshadeeyay, kana tarjumaya raaxo, badbaado, iyo bilic.

Guryo Dhaqaale (Affordable Housing):
Guryo qiimo jaban balse tayo leh, kuna habboon qoysaska dakhligoodu dhexdhexaad yahay, iyadoo la ilaalinayo heerarka dhismaha ee caalamiga ah.

Guryo Casri ah (Modern Houses):
Guryo leh naqshad casri ah, isticmaalaya agab tayo sare leh, nalal dabiici ah, iyo hab-dhismeed ku habboon nolosha maanta.

Dhismaha Guryo Ganacsi iyo Isku-dhafan (Commercial & Mixed-Use):
Dhismayaal ay ku midoobeen guryo iyo goobo ganacsi, kuna habboon maalgelin iyo horumarinta magaalooyinka.

Dalbile Construction & Contracting waxa ay mudnaan siisaa tayada, hufnaanta, iyo kalsoonida macaamiisha, iyadoo mashruuc walba loo fuliyo si xirfad leh, waqtigiisa ku dhamaada, kana tarjumaya baahida iyo aragtida macmiilka.
























" Saxnaan Sare | Precision You Can Trust "
23/12/2025

" Saxnaan Sare | Precision You Can Trust "

https://dalbile.com/product/Qiima jaban kusoo dhawaaw
18/12/2025

https://dalbile.com/product/

Qiima jaban kusoo dhawaaw

G+4 Apartments with Elevator & Staircase Located in a 4-story building with a ground floor and 3 upper floors. The building features two types of apartments, each with 2 bedrooms, a kitchen, WC, and additional balconies. Apartments are accessible by both an elevator (lift) and staircase. if you want...

20/09/2025

๐Ÿก Naqshad Cusub oo Casri ah โ€“ Dalbile Construction ๐Ÿก
Dalbile Construction waxay idiin soo bandhigeysaa guri casri ah oo si xirfadaysan loo naqshadeeyey, kuna habboon nolol raaxo leh iyo qoysaska doonaya deggenaansho.
๐Ÿ“ Cabirka dhulka: 30 X 20m asalki waa 20x15 oo laba boos ah
๐Ÿ“ labadi boos waxaa kasoo saarnay 4 boos iyo jid, Boskiiba waxaa ka dhisnay 2 nusboos
๐Ÿ“ Meesha uu ku yaallo: [Muqdishu]
๐Ÿ  Qaabka guriga midkiiba: Ka kooban [2qol jiif + jikada + musqul]
โœจ Faaโ€™iidooyinka Naqshadda:
โœ… Albaabyo madax bannaan โ€“ laba qoys ayaa si fudud ugu wada noolaan kara
โœ… Daaqado waaweyn oo iftiin dabiici ah keenaya
โœ… Qurxin cagaaran oo muuqaalka h**e ka dhigaya mid soo jiidasho leh
โœ… Naqshad fudud balse casri ah oo soo jiidasho gaar ah leh
๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir:
โ˜Ž โ€ช+252618461047โ€ฌ /โ€ช+252628461047โ€ฌ
Website:- dalbile.com
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ‘‰ Dalbile Construction โ€“ โ€œDhismayaal lagu kalsoonaan karo oo riyooyinkaada ka dhiga xaqiiqo.โ€

๐Ÿก Naqshad Cusub oo Casri ah โ€“ Dalbile Construction ๐ŸกDalbile Construction waxay idiin soo bandhigeysaa guri casri ah oo s...
20/09/2025

๐Ÿก Naqshad Cusub oo Casri ah โ€“ Dalbile Construction ๐Ÿก

Dalbile Construction waxay idiin soo bandhigeysaa guri casri ah oo si xirfadaysan loo naqshadeeyey, kuna habboon nolol raaxo leh iyo qoysaska doonaya deggenaansho.

๐Ÿ“ Cabirka dhulka: 30 X 20m asalki waa 20x15 oo laba boos ah

๐Ÿ“ labadi boos waxaa kasoo saarnay 4 boos iyo jid, Boskiiba waxaa ka dhisnay 2 nusboos
๐Ÿ“ Meesha uu ku yaallo: [Muqdishu]
๐Ÿ  Qaabka guriga midkiiba: Ka kooban [2qol jiif + jikada + musqul]

โœจ Faaโ€™iidooyinka Naqshadda:
โœ… Albaabyo madax bannaan โ€“ laba qoys ayaa si fudud ugu wada noolaan kara
โœ… Daaqado waaweyn oo iftiin dabiici ah keenaya
โœ… Qurxin cagaaran oo muuqaalka h**e ka dhigaya mid soo jiidasho leh
โœ… Naqshad fudud balse casri ah oo soo jiidasho gaar ah leh

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir:
โ˜Ž โ€ช+252618461047โ€ฌ /โ€ช+252628461047โ€ฌ
Website:- dalbile.com
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ‘‰ Dalbile Construction โ€“ โ€œDhismayaal lagu kalsoonaan karo oo riyooyinkaada ka dhiga xaqiiqo.โ€

JUMCA  MUBAARAK
21/08/2025

JUMCA MUBAARAK






Address

MAKA-ALMUKARAMA Road, MOGADISHU
Mogadishu
WEHAVEMANYDESIGNSIMPORTANTFORYOU

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 17:00
Saturday 08:30 - 17:00
Sunday 08:30 - 17:00

Telephone

+252615011999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbile Construction & Contracting Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dalbile Construction & Contracting Company:

Share

Category