E-Som Law Firm & Legal Consulting

E-Som Law Firm & Legal Consulting Always Law is First

BUUGGA XEERBEEG......πŸ‘€πŸ‘€
26/04/2025

BUUGGA XEERBEEG......πŸ‘€πŸ‘€

08/09/2024

Buugga Qeydaddaar iyo Jiil Media

03/09/2024


"Buugga 𝐐𝐞𝐲𝐝𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐫 waxaa lagu qoray Af-Soomaali fudud oo ay akhristayaashu fahmi karaan. Waxaa lagu uruuriyey xirfadaha ugu mudan ee fanka qareennimada kuwaas oo qeybo badan isugu jira." β€”Ibrahim Osman Afrah (Nolosha)


03/09/2024


"Qofkasta oo dunidan ku nool wuu anfacayaa buuggani, sababtoo ah nolosha ayaaba ah mid ku saleysan xaqiiqo iyo waajibaad. Haddanad aqoonin waajibaadka ku saaran waxaad mudan kartaa xalad adag, sidoo kale haddanad aqoonin xaqiiqooyinka nolosha, waxaad waayi doontaa wixii aad lahayd." Qoraa Dayax Axmed-Iley


03/09/2024


β€œBuuga '𝐐𝐞𝐲𝐝𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐫' waa buug aan u arko inuu ka mid yahay, hadduusan ahayn kan ugu muhmiisan buugaagta laga qoray mihnadda qareenimada iyo guud ahaan buugta arrimaha sharciga.” β€” Maxamed Barawaani


03/09/2024


"Buuggan waa hagid muhiim ah oo sare u qaadaaya farshaxanka qoraalka sharciga, bixinayana tabo iyo tusaale u horseedi kara qareen kasta inuu noqdo khabiir ku takhasusay qoraalka sharciga." β€” Avv Iman Abdikarin


03/09/2024


"Buugga 𝐐𝐞𝐲𝐝𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐫 waa dhigane si ballaaran uga faaloonaya xirfadda Qoraalka iyo Fanka Qareenimada. Dhiganahan wuxuu si fahfaahsan u sharaxayaa jaadadka qoraallada sharciga oo runtii la isugu keenay qoraal kasta oo sharci oo uu Qareenku ama garyaqaanku uu sameeyo." - Garyaqaan Yuusuf Nuuxi


03/09/2024


"Buugga 𝐐𝐞𝐲𝐝𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐫 ee uu qoray Qareen Zakariye Nuur kaas oo waxbadan kusoo jiray fanka qareennimada, waxa uu si mug weyn, macnana u leh sharciyaqaannada ugubka ah ugu weeleeyay Fahanka, Farsamida iyo fanka qareennimada.” β€”Farxiyo Lama-filan


"𝐐𝐞𝐲𝐝𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐫 waa buugga ugu wanaagsan noociisa ee ka hadlaya fanka qareenimada iyo xirfadaha muhiimka u ah sida dhisidda ...
03/09/2024

"𝐐𝐞𝐲𝐝𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐫 waa buugga ugu wanaagsan noociisa ee ka hadlaya fanka qareenimada iyo xirfadaha muhiimka u ah sida dhisidda doodaha, hababka falanqeynta sharciga iyo hab-qoraalka dukumintiyada sharciyeed". β€” Abukaate Dudaaye


2 Maalin ayaa ka hartay Bandhigga Buugga Qeydaddaar.
02/09/2024

2 Maalin ayaa ka hartay Bandhigga Buugga Qeydaddaar.


3 Maalin ayaa ka hartay Bandhigga Buugga Qeydaddaar.
01/09/2024

3 Maalin ayaa ka hartay Bandhigga Buugga Qeydaddaar.


4 Maalin ayaa ka hartay Bandhigga Buugga Qeydaddaar
31/08/2024

4 Maalin ayaa ka hartay Bandhigga Buugga Qeydaddaar


Address

Mogadishu

Telephone

+252617121363

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when E-Som Law Firm & Legal Consulting posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to E-Som Law Firm & Legal Consulting:

Share