Khalifa Public Notary

Khalifa Public Notary مكتب خليفة للإستشارات القانونية وتوثيق العقود (Nootaayo Khalifa)

25/11/2025
25/11/2025
25/11/2025
JImco wanaagsan, جمعة مباركة
10/03/2022

JImco wanaagsan, جمعة مباركة

Ciid wanaagsan, Sanadkaan sanadiisa kale idimka ilaahay ku gaara, Barwaaqo, kheyr & Nabad Galyo.تقبل الله منا ومنكم صالح...
19/07/2021

Ciid wanaagsan, Sanadkaan sanadiisa kale idimka ilaahay ku gaara, Barwaaqo, kheyr & Nabad Galyo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال، عيد اضحى سعيد، وكل عام وانت بالف خير، اعاده الله علينا وعليكم بالامن والخير والبركات.

04/01/2020

Xafiiska Nootaayaayada iyo la talinta arimaha sharciga ee khaliifa, Waa Xafiis Bixiya Adeegyo sharci oo kala duduwan kuwaasoo kala ah:
1- Diyaarinta sharciyada lagula kala wareego hantida guurtada iyo ma guurtada, Sida guryaha, Dhulalka, Gaadiidka, Beeraha, Sheerarka Shirkadaha, IWM.
2- Diyaarinta xeerarka shirkadaha, Ururada, IWM
3- Diyaarinta wakaalada gaarka ah iyo midda guud.
4- Diyaarinta Qoraalada rahan dhigidda iyo ka saaridda.
5- Diyaarinta Damaanaddaha iyo Cadeymaha.
6-Diyaarint Heshiisyada Dhimaha Guryaha.
7- Diyaarinta Heshiisyada Kirada Guryaha.
8-La talinta Arimaha Sharciga.

Asxaabta Qaaliga ah ee ku xiran bogga  ay leedahay Nootaayo Khaliifa, waan idin salaamayaa.
06/11/2018

Asxaabta Qaaliga ah ee ku xiran bogga ay leedahay Nootaayo Khaliifa, waan idin salaamayaa.

MUQDISHO MAGAALO MADAXDEENAA.اللهم اجعل هذا البلد ءامنا مطمئنا يأتيها رزقها رقدا من كل مكان.اللهم آمنا فى اوطاننا وفى عا...
06/11/2018

MUQDISHO MAGAALO MADAXDEENAA.
اللهم اجعل هذا البلد ءامنا مطمئنا يأتيها رزقها رقدا من كل مكان.
اللهم آمنا فى اوطاننا وفى عاصمتنا مقديشو البيضاء المحروسة.

xafiiska nootaayada khalifa & abukataha oo shaqadisa gudanayo
04/08/2013

xafiiska nootaayada khalifa & abukataha oo shaqadisa gudanayo

20/06/2013

Xafııska nootaayada khalııfa waxay kuu hayaa
1- Dıyaarınta sharcıyada lagula kala wareego hantı guurtada ıyo ma guurtada sıda guryaha /Baabuurta/beeraha . IWM.
2- Dıyaarınta xeeraara shırkadaha/ururada.IWM
3- Dıyaarınta wakaalada gaarka ah ıyo mıdda guud.
4- Dıyaarınta Sugıtaanka asalka ah .
5- La talınta arımaha sharcıga.

Address

Mogadishu Mall
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252614942024

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalifa Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Khalifa Public Notary:

Share