Moktar Public Notary and Legal Consultant

Moktar Public Notary and Legal Consultant Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moktar Public Notary and Legal Consultant, Legal Service, Mogadishu.

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.Xafiiska Nootaayo Mokhtar wuxuu idin ogeeysiinayaa in uu soo kordhiyay adeegyo cusub oo uu qa...
26/07/2024

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.
Xafiiska Nootaayo Mokhtar wuxuu idin ogeeysiinayaa in uu soo kordhiyay adeegyo cusub oo uu qabanaayo macaamiishiisa waxaa kamid ah adeegyada cusub sida;

1. sax ahaanshaha sharci ee dukumiintiyada.
2. Tala bixinta sharci (halmar iyo mid joogto ah).
3. Udoodidda ama difaacidda xuquuq sharci.
4. Qorista wakaaladaha Dacwada.

=Nootaayo Mokhtar=

Macaamiisha sharafta leh waa ku faraxsanahay in aad kamid tihiin macaamiisha ku xiran xafiiska nootaayo Mokhtar waxaa rajeenayaa in aad kafaa'ideysan doontaan adeegyada cusub ee uu xafiiska idin soo kordhiyay, wixii faah faahin dheeri ah kala xiriir nambarka 252614150444. WABILLAAHI TOWFIIQ.

Email: [email protected].

Facebook bage-kan lasocda xogaha aan soodhigno. Mahadsanidiin.

https://www.facebook.com/profile.php?id=61561218744731&mibextid=ZbWKwL

26/07/2024

Ku soo dhawaada xafiiska nootaayo Mokhtar iyo latalinta arimaha sharciga.

Address

Mogadishu

Telephone

+252612476043

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moktar Public Notary and Legal Consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Moktar Public Notary and Legal Consultant:

Share

Category