Habib Legal Services

Habib Legal Services Law firm page which had been created to develop Somalis legal and Social culture Awareness.

01/05/2025

Shaqaale, haddii aan maanta lagaa Fasixin shaqada waxaad mutaysatay maalin dheeraad ah mushaharkeed

01/05/2025

Loo-shaqeeye, 1 bisha May Shaqaalaha waa in laga fasax shaqada

Geesi waa ishii qaate !!!.
29/04/2025

Geesi waa ishii qaate !!!.

Waqtiga iyo saacadda waxbaa u dhexeeya
29/04/2025

Waqtiga iyo saacadda waxbaa u dhexeeya

Qaar igu leh waxaad u talaabo egtahay siyaasigii codkar ka ahaa Mudane   Ali khaire, war amay naga waalaan Fiid wanaagsa...
19/07/2024

Qaar igu leh waxaad u talaabo egtahay siyaasigii codkar ka ahaa Mudane Ali khaire, war amay naga waalaan Fiid wanaagsan Ehelka iyo Asaxaaba

عيد سعيد كل عام وأنتم بخير. Ciid wanaagsan sannadka sanadkiisa nabad iyo barwaaqo Allah haynagu gaarsiiyo
08/07/2022

عيد سعيد كل عام وأنتم بخير. Ciid wanaagsan sannadka sanadkiisa nabad iyo barwaaqo Allah haynagu gaarsiiyo

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta kaleba ugu hambalyaynaynaa, farxadda İi...
01/05/2022

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, waxaan dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta kaleba ugu hambalyaynaynaa, farxadda İida Soon-fur Oo Ku beegan bari Oo axad ah 2/5/2022.
Waxaan Allah subxaanahu Ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwo acmaashoodii la aqbalay Oo loo danbi dhaafay iyo inuu sannado iyo waayo kale Oo badan nagu simo oo nawaafajiyo soonka iyo khayr oo dhan.
fidri Mubarak.
عيد سعيد كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنك صالح الاعمال.

Ramadaan Mubarak Dhamaan Ummada Muslimiinta meelkasta aad joogtaan, Allah nawaafajiyo qeyrka bishaan iyo fadligeeda i.a ...
02/04/2022

Ramadaan Mubarak Dhamaan Ummada Muslimiinta meelkasta aad joogtaan, Allah nawaafajiyo qeyrka bishaan iyo fadligeeda i.a

HABIB LAW FIRM is a premier full service SOMALI law firm headquartered at MOGADISHO, SOMALIA. The Firm represents join u...
15/02/2022

HABIB LAW FIRM is a premier full service SOMALI law firm headquartered at MOGADISHO, SOMALIA. The Firm represents join up of vast experiences and practices of a number of locally prominent lawyers and experts, and first established in 2018 to respond legal related needs here in Somalia in order to sustain strengthen and promote business development human right culture, peace building, legal awareness and capacity building of the law enforcement actors.
contact us: +252 61 5500340 / [email protected]

27/01/2022

Garaadka Baarista
Nin ayaa dukaanle ku amaanaystay kiish ay ugu jirtay alaab qaaliya, maalmo ka dib ayuu ku soo laabtay oo ku yiri alaabtii aan kugu amaanaystay isii.
Dukaanlihii wuu ku dafiray ama inkiray in uu alaab u dhiibtay.
Ninkii wuxuu cabasho ama dacwad ugu tagay boqorkii magaalaga xukumay, arintii ayuu u sheegay oo ku yiri dukaanlahaas ayaa sidaa igu sameeyay.
Boqorkii ayaa ku yiri dhawr bari maalin kasta dunkaankiisa hor fariiso hana lahadlin, sadex maalin markaad sidaas samayso maalinta afraad aniga oo ay ila socdaan ciidankayga fardooleyda ah ayaa meesha soo mari doona, faraska ayaan kasoo degayaa waanan ku salaami doonaa ee adoo fadhiya salaanta iga qaad iigana jawaab wixii aan ku weydiiyo, markaan kaa tagana dukaanlaha weydii alaabtii.
Maalintii afraad boqorkii ayaa meesha soo maray wuu ku soo leexday markii uu arkay ninkii, inta faraskii kasoo degay ayuu salaamay, salaan kadib wuxuu ku yiri ayaantaan kuma arag.
ninkii cabtaha ahaa balse markaan dukaanluhu aad isu weydiinayo waxa uu yahay ayaa ku jawaabay mardhaw ayaan ku soo maridoonaa. waayahay macasalaama.
Boqorkii wuu iska tagay, ninkii inta uusan samayn sidii balantu ahayd oo uusan dukaanlaha waydiin alaabtii, dukaanlihii abaaya lasoo booday ii sheeg faahfaahinta alaabtaada wuu u sheegay, isla markiina dukaanluhu wuxu soo dhufay alaabtii oo farta Ka saaray ninkii lahaa.
Ninkii alaabtiisi ayuu qaatay wuxuuna siimaray alaabtiina tusay boqorkii sidii balantu ahaydba.
Boqorkii wuxuu u yeeray ninkii dukaanlaha ahaa wuxuuna mariyay abaalkiisa.

Hadii aad akhrisay maxaa kaaga baxay sheekadan.

Waxaan Abukaate.Xabiib

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Habib Legal Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Habib Legal Services:

Share