CW group

CW  group Wagardhac boy

Dhaman tin wad sala matihin salan kadib welcome to CW wa group best ah wala tinimo iyo dacad no qabil soamalia wa isku mid kuso dhawada gacmo furan qalbi furan wala tinimo furan welcome all somalia

Habed waxaad kuledahay dhulkaga hooyo
21/12/2014

Habed waxaad kuledahay dhulkaga hooyo

somaliyeey tooso isku tirsadayeh  haba kini tag daran  tagerah waligin   viva somalia
06/08/2011

somaliyeey tooso isku tirsadayeh haba kini tag daran tagerah waligin viva somalia

Somaliyey Toosoo

31/07/2011

ramadan karim all moslimin iyo waliba her cw farxad ugusoma ramadan kan ramadankisa kale barwaqo basga bash iyo waliba farxad igu gara kanah ilahay qekisa hanaso xijiyoh amiiiiiiiiiiiiiiin ya alah

12/07/2011

My islam brothers and sisters.
Ha ilowin geerida iyo dhibkeeda.
Ha ilowin sakaradka iyo Xanunkiisa.
Ha ilowin Qabriga iyo mugdigiisa.
Ha ilowin qabriga iyo ciriirigiisa.
Ha ilowin su´aalaha munkar iyo nakiir.
Ha ilowin kitaabka lagaa siinayo midig iyo bidix.
Ha ilowin miisanka iyo camaladisa.
Ha ilowin ahlu naarka iyo dhibkiisa!!

09/07/2011

her cw banala yirah aqyarey barasho wacan xumanta manaqanoh runti xasid naguma jiroh qabyalad manaqanoh runti qimoh ad uwen ba agtenah ka helaysah oo qof naga so mid noqdah walal ti nimo iyo waji furan qalbi nadifa iyo so dhawn iyo qadarin bo naga mudan yahay ama ama gobta ku bir ama group ba gacan katag ♥ ♥ ♥ viva ♥ ♥ ♥ CW ♥ ♥ ♥ 4ever ♥ ♥

06/07/2011

dhalinyaheey dhalinta u roon ku soo dhawada cw wadhalin yaroo is gashatoo isku tagtee kaftan badanoo dhawees wacano kala marmino abedekood moganina hana ka maqnanina hadaba wa kanah cw group ee welcome gacma furan wajifuran welcome waliganah ha mogan

06/07/2011

wax ladhageesto waxaa ugu macaan, niyadaadana dajinaaya Quraanka Kareemka, walla wax walba waan arkay LKN Mashquul ayay kugu furaayaan, marki laga reebo Quraanka Kareemka oo niyada Qalbiga & Maskaxda kuu Dejinaayo, ilaahay hasii deesto waalidkeena & Macalimiinteena Nasoo Bartay

26/06/2011

dhamantin asxabta her cw salan sare an hawada ini so marinayah wana idinsalamay marlabad

Address

WADANIYOS STARS
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CW group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share