Successes is closer than you are think

Successes is closer than you are think Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Successes is closer than you are think, Legal, Mogadishu.

11/02/2021

የ12ኛ ክፍል ሀገር አቀፍ ፈተና በወረቀት እንደሚሰጥ ተገለፀ።
______________________________-

ትምህርት ሚኒስቴር በኦን ላይን ሊሰጥ የነበረውን የ2012ዓ.ም ሀገር አቀፍ የ12ኛ ክፍል መልቀቂያ ፈተና በወረቀት እንደሚሰጥ አስታውቋል።

የትምህርት ሚኒስትሩ ጌታሁን መኩሪያ (ፒ ኤች ዲ) በኦንላይን ለመስጠት የታሰበው የ12ኛ ክፍል ሀገር አቀፍ ፈተና በኮሮና ምክኒያት መፈተኛ ታብሌቶች በግዜ ወደ ሀገር ውስጥ መግባት ባለመቻላቸው ፈተናውን በወረቀት ለመስጠት መወሰኑን ገልፀዋል።

በዚህም መሰረት የ2012ዓ.ምሀገር አቀፍ ፈተና ፈተናው የካቲት 29, 2013 ዓ.ም እንደሚሰጥ ሚኒስትሩ ገልፀዋል።

ለተፈታኞች የፈተና መግቢያ መታወቂያም በየትምህርት ቤቱ ከ የካቲት 22 እስከ 24 ድረስ እንደሚሰጥ በመግለጫው ተነግሯል።

ከየካቲት 21-27,2013ዓ.ም ፈተናው እና የመልስ መስጫ ወረቀቶች ወደ ዞኖች እንደሚደርሱም በመግለጫው ላይ ተገልጿል።

የ2012ዓ.ም የ12ኛ ክፍል ሀገር አቀፍ ፈተና በኦንላይን ለመስጠት ትምህርት ሚኒስቴር ዝግጅት ሲያደርግ መቆየቱ የሚታወስ ነው።

27/03/2020

Ragii kibirka Sheegtay
( Covid 19) maanso.

Kiis baa dunidii hadheeyay
Kud iyo cudur baa dilaacay.
Karoonaa kaw ka siiyay.
Allihii koon kani lahaa.
Kuwii kibir seexan waayay.
Karbaash adag buu la doonay.
Kaaraantiin baa la saaray.
Inay kali kali dhintaanoo.
Kurbaa lagu hooynayaa.

Daraato kun baa la aasay.
Kun baa shalay galab lawaayay.
Kun baa dhacadiid u jiifa.
Kun baa kaaratiin ku nool.
Kun baa wali laysba gaadhin.
Dunidii way kala go'doontay.
Baabuurtii lama kiraysto
Diyaariadi kiish ma qaado.
Hubaal kulan kii la baaji.
Karoonaa looga baqay.

Dunidan kimisteed dhamaatay.
Kawaankiyo saaran seefta.
Kacaan kufka loo abuuray.
Korbaa amar uuga yimid.
Waxay kasbataa u yaal.
Kalkeedii baa dhamaaday.
Karoonaa lagu salidayoo.
Kiis keedii baa bilaabmee.
Dadoow yaan lagu kadsoomin.

Kadeedka waxaa abuurey
Kaskeedu markuu xumaaday.
Markay koronkoro cuneen.
Kabaa'irta loo badheedhay.
Markay nabadii kurbootay.
Kufaartu wanaagga aastay.
Awood kalideed is mooday.

Karoonuhu caabuq weeyi
Karbaash rabi keenay weeyi.
Dabayl kalwanaysa weeyi
Kulayl daran buu wataa.
Kaar iyo xumad buu wataa.
Kiniin iyo daawo male.
Kaynaankiisaa kadaran.
Ninkuu dusha kaga yimaado.
Korkiisaa laga gartaaye.
Kobtaadiyo kedinka joog.
Koox iyo wehel gaara dhaaf.
Kaadsoo kaligaa sugnoow.

Halkaas kaaf iigu jooji
Kaaf kale waxan uga socdaa
Raboow adigaa kariim ah
Adaa kaligaa ahaaday.
Adaa kalidaa na uumay.
Adaa koon kani na keenay.
Adaan kugu caabudnaaye.
Cidii kali kuu aqoonsan.
Cidii amar kaaga raacday
Raboow kuligood islaamka.
Karoonaha baal ka mari.

Aaaaaaamin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Successes is closer than you are think posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category