Africa primary and secondary school

Africa primary and secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Africa primary and secondary school, Legal Service, halwadag, Mogadishu.

22/11/2025

Gabaygii Daraasaad iyo maalinta xasuska macalinka soomaaliyeed
Abwaan saydcali ciid

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhamaan macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan bahda macaliminta Africa primary and secondary s...
22/11/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhamaan macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan bahda macaliminta Africa primary and secondary school

Hambalyo Hmbalyo Hambalyo Maamulka iyo macaliminta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Africa primary and secondary school w...
14/08/2025

Hambalyo Hmbalyo Hambalyo

Maamulka iyo macaliminta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Africa primary and secondary school waxa uu farxad, hambalyo iyo bogaadin la qaybsanayaa ardayga 8aadka ee gobalka Benadir
kuwaa oo natiijadooda helay ama loo shaaciyaya

gaar ahaan dugsiga waxa uu si gaar ah farxada ula qaybsanaayaa arday dugsiga Africa

Ogeysis ogeysis ogeysis Dhamaan bulshada jecel waxbarashada waxa uu xafiiska dugsiga Africa primary and secondary school...
03/08/2025

Ogeysis ogeysis ogeysis

Dhamaan bulshada jecel waxbarashada waxa uu xafiiska dugsiga Africa primary and secondary school ku wargalinayaa in uu dugsiga qaadanaayo arday cusub sanad dugsiyeedka 2025-2026

Kuwaa oo isku jira arday ardayda diyaarinta ah ardayda dugsiga hoose, dhexe iyo sare

Sidoo kale waxa uu qaadanayaa fasalo dadka waaweyn ee waxbarashada ka habsaantay.

Waqti kooban iyo waxbarasho tayo leh

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO ARDAYDA UGU SARAYSA SANAD DUSIYEEDKA 2024-2025
02/08/2025

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
ARDAYDA UGU SARAYSA SANAD DUSIYEEDKA 2024-2025

31/07/2025
Maanta aya tariikhda tahay 09/06/2025 waa si rasmi ah ugu daahfurmay gobalka Banadir imtixaanka 8aadka ee dugsiga dhexe ...
09/06/2025

Maanta aya tariikhda tahay 09/06/2025 waa si rasmi ah ugu daahfurmay gobalka Banadir imtixaanka 8aadka ee dugsiga dhexe waxaan dhamaan aradayda soomaaliyeed ee u fariistay imtixaanka 8aadka ee sanad dugsiyeedkaan 2024-2025 u rajaynayna in ay guul iyo natiija wanaagsan kala kulmaan gaar ahaan ardayda dugsiga hoose,dhexe iyo Sare ee Africa primary and secondary school u rajaynaynaa guulo iyo natiijooyin wacan idam Alle guuleysta

Hambalyo hambalyo hambalyo Waxa uu xafiiska maamulka dugsiga Africa primary and secondary school  hambalyo iyo mahadnaq ...
22/11/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxa uu xafiiska maamulka dugsiga Africa primary and secondary school hambalyo iyo mahadnaq la wadaagayaa dhamaan macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta dugsiga Africa

Milgi iyo sharaf mudnaan macalinbaa leh

HAMBALYO HAMBALYO MACALIN
20/11/2024

HAMBALYO HAMBALYO MACALIN

Hambalyo hambalyo hambalyo 18/8/2024 waxa uu xafiiska maamulka dugsiga Africa primary and secondary school farxad la qay...
18/08/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo
18/8/2024 waxa uu xafiiska maamulka dugsiga Africa primary and secondary school farxad la qaybsanayaa dhamaan ardayda fasalka 8aadka ee gobalka benadir ee maanta natiijada loo shaaciyay kuwaa oo ka gudbay imtixaanka gaar ahaan ardayda dugsiga Africa
Dadaalka halkiisa ka sii wada I.a

Xafiiska maamulka diiwaangalinta dugsiga Africa waxa uu ku wargelinayaa bulshada ku dhaqan moqdishu iyo nawaaxigeeda in ...
23/07/2024

Xafiiska maamulka diiwaangalinta dugsiga Africa waxa uu ku wargelinayaa bulshada ku dhaqan moqdishu iyo nawaaxigeeda in uu dugsiga bilaabay is diiwaangalinta sanad dugsiyeedka 2024-2025

EID AL ADHA
16/06/2024

EID AL ADHA

Address

Halwadag
Mogadishu
SO

Telephone

0617858508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Africa primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category