Kaaf Iyo Kala Dheeri

Kaaf Iyo Kala Dheeri KUSOO DHAWAAW PAGE KEENA WAXAAD KA HELI DOONTAA WAX WALBO OO WAX TAR LEH

WAA KOOXDII JILAYAASHA KA AHAA MUSALSALKII DHAQAN MIYI IYO DHAL MAGAALO
29/05/2020

WAA KOOXDII JILAYAASHA KA AHAA MUSALSALKII DHAQAN MIYI IYO DHAL MAGAALO

Wax Badan Waa Lagu Tusay Bur Burka Dalka Ma Aragtay Quruxda QarsoonShare oo tusi Dadka ka Aaminsan Dalka Wax yaaba kaleN...
25/05/2019

Wax Badan Waa Lagu Tusay Bur Burka Dalka Ma Aragtay Quruxda Qarsoon

Share oo tusi Dadka ka Aaminsan Dalka Wax yaaba kale
Nuuradiin yuusuf

  Fadlan u aqri aqoon ee ha u aqrin si qaldan Naguso biir kamid noqo aqristayashenaTuuntu waaxay leedahay waxat xoogan k...
23/05/2019



Fadlan u aqri aqoon ee ha u aqrin si qaldan
Naguso biir kamid noqo aqristayashena

Tuuntu waaxay leedahay waxat xoogan kaas oo aan la ogeen
Waxana ayleedahay inkabadan 20wxtar kaa so ay fa ido ahan u ah
Balse waxtarka ayan u qadena 3dex qeyb oo kala ah

maxay waxtar uledahay
maxay waxtar uledahay
ahan maxay wax tar uledahay

tuuntu waxay waxtar badan uledahay raga
Waxay kacawisa in ay sare u qaato shahwada raga
Waxayna siweyn ugu qeyb qadata weynenta ama korinshaha
Xubinta taranka ee raga sidokale waxay dhista qanjiraha xaniinyaha
Tuuntu waxay sare u qada damaca raganimo iyo hawada raga

tuunta waxay dumarku uleedahay waxtar badan kaso qeyb
Ka qata in aysaxmato cadada dumarka kana yarato xanunka xiliyada cadada

Dumarku waxa ay kacawdan xiliyada kuleelka jira in qeybkamid ah jirku ay isgooyan tuunta aya kasacida in ay isjarin
Naaska haweynedu waa mid kamid ah xubnaha ugu mihimsan
Kaaso sidhaqsiya leh ukoro ama uweynado qeyb ayey katahay korinshaha naasaha

guud

Tuuntu waxay kahortag utahay kuwani soosocda

1) waxay hoos udhigtaaa sonkorta
2) Dhiig karka
3) cayilka
4) wal walka
5) maskax wareerka
6) cirba ololka
7) naaso xanuuno
&) xaniiyo xanuunka
9 weynaanta xubtinta taranka ee raga
10)Sare waxay uqada kalsonida nafta

NB:waxa jiro dad qaar oo yiraahda wady disha shahwada raga taas ayaana been ah

Share like comments wixi su aal ah hoos ama SMSka pageka

Wadku mahadsantahay lasocoshadaada

20/05/2019

Gabay Wadani Ah ~ La Wadaag Asxaabtaada
Kuna Soo Biir Page kaan

Nuuradiin yuusuf

Dunida Halkeed Kaga Nooshahay Nuuradiin yuusuf
20/05/2019

Dunida Halkeed Kaga Nooshahay

Nuuradiin yuusuf

Arag Quruxda Mogadishu Love And ShareNuuradiin yuusuf
19/05/2019

Arag Quruxda Mogadishu

Love And Share

Nuuradiin yuusuf

19/04/2019

Asxbaata Qiimaha iyo qaayama iga mudan Ee ku xiran Page Nuuradiin yuusuf aad baa ugu mahadsantihiin tageeradiina Waxaana Jeclaan Lahaa in asxaabtiina Share u dhehdaan si inoogu soo biiraan

Share like comment

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaf Iyo Kala Dheeri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share