Garnaqsi Advocate and legal Consultants

Garnaqsi Advocate and legal Consultants Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garnaqsi Advocate and legal Consultants, Legal Service, Mogadishu.

Mohamed Abdi Kadiye is the founderofGarnaqsiadvocatesandLegalConsultants| Human Rights Advocate | Passionate about justice, policy, and social impact | Based in Mogadishu πŸ‡ΈπŸ‡΄"

24/12/2025

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

18/11/2025

Falanqeyn Sharci

20/06/2024
29/05/2024

I gained 5 followers and created 1 post in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

20/03/2024

Habdhaqan dayacan, oo ay ku jiraan Bukaanada Isbitaalada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dayacaada caafimaad ee daryeelka bukaanka
Qaladaadka Hospitalada iyo Ku guuldareysiga in la siiyo daaweyn xilli habboon oo uu bukaanku halis geli kari ama uuba u dhiman karo.

Waa waajibaadka Xafiiska xeer ilaalinta
Xeer ilaaliyaha waa hayadda u taagan xagga dowladda ee ciqaabta dhibgeystayaasha shacabka xagga ciqaabta, waxaa saaran waajibaad ah Baaritaan cad si waafaqsan Qodoabada 110. 163 XHC.

Waxaa maalin walbaa dalkeena ka dhaca dayacaad dhaqtar oo ay bukaano ugu dhibtoodaan Isbitaalada Muqdisho.

Yaa Gudbin kara Dacwad Dhimasho ku timid dayacaad dhaqtatar??
Wakiilka gaarka ah ee hantida qofka dhintay ama mid ka mid ah xubnaha qoyska dhow ee qofka dhintay ayaa dacwayn kara.

Gobol kastaa wuxuu leeyahay sharciyo dejiya shuruudaha iyo u-qalmitaanka dacwadaha dhimashada khaldan.

La taxaamul Qareen, hadey dhacdo dhimasho ku timaada dayacaad Dhaqtar

Dacwoodayaashu waxay raadsan karaan noocyo kala duwan oo magdhow ah, sida khasaare lacageed iyo khasaare aan dhaqaale ahayn, oo ay ku jiraan:

U soo celinta biilasha caafimaadka
1. Qarrashaadka kaaga baxay aaska iyo qarashka xabaasha
2. Xanuun iyo rafaad
3. Dakhliga lumay
4. Luminta wehelnimada

Maxkamaddu waxay mararka qaarkood ku abaalmarisaa dacwoodayaasha magdhawga ciqaabta. Haddii eedaysanuhu uu sameeyo dayacaadda bukaanada.




Garnaqsi Advocates and Legal Consultants

18/02/2024
09/07/2023

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garnaqsi Advocate and legal Consultants posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category