حبيبي يامحمد SCW

حبيبي يامحمد  SCW Islamic brothers ku sali xabiibkeena muhammed SCW

❤
19/05/2021

11/05/2021

Si Walba oo Warbaahinta Gaalada Uqariso Al-Shahiid Cumar Abuu Layla Anaga ayaa Faafineyna.

Waa Geesi Falastiini Muslim ah Oo Taariikh La Yaab leh a dhigay Taas Oo Muslim badan Ka Farxisay, Yahuud badane Wadno qabat Ku Noqotay Marka Laga Waramo.Taariikhdiisa.

Al-Shahiid , Cumar Abu Layla , Waa Dhalinayar Aad U Da`yar Oo Aan Dhaafin Da`da 19sano
Xaalada Qudus inta ay Socotay ayuu Howl gaar ah Oo Naf Hurnimo ah Ayuu Ka fuliyay Dhulka ay Yahuuda Xooga Ku dagan tahay .

Waxaa Uu Soo Qaatay Tooreey Waxaa Uu dhexda Ka galay Guuto Ka tirsan Ciidamada yahuuda Ee dhulka falastiin Xooga Ku Haysato , Mid Ka Mid ah Askartii ayuu Cunaha Ka jaray

Askarigii Waa Uu Geeriyooday Naf Dhul Kulama dhicin Ka dib Waxaa Ka Furtay Qorigii Uu Sitay Markaa Ka dib Ayuu Dagaal Toos ah La galay Ciidankii Kale

Xalada ayada Oo Halkaa Marayso Waxaa Uu La Wareegay Matkab U Socday Yahuuda Waxaa Uu Halkaa Ku toogtay dhamaan Kuwii dhulka deegaameenta looga dhigay iyo Shaqale kale

Yahuuda Ayaa qiratay dhimashada labo Askari iyo Sadax Kale Oo dhaawac Halis Soo gaaray

Gumeeystaha yahuudu Waxaa ay ku qaadatay baadi goobka Cumar labo maalmood

Xoogag si gaar ah u tababaran oo ka socda yahuuda Ayaa Waxeey dabaabado Ku soo galeen tuuladii uu ku dhuumaleysanay cumar

Toboneeyo baabuurta gaashaaman ayaa lagu hareerayay iyo Diyaarado qumaati U Kaco

Cumar Waa Uu Diiday in Uu is dhiibo
Waa Uu dagaalamay ilaa ay Naftu Ka baxday Waa geesi Allah ka aqbalo Shuhaadadiisa 🤲

22/01/2021

Say Masha Allah

03/12/2020

Usoo noqo Allah dambi walba ood ka gashay Alle waa naxariis badane ❤❤❤

03/12/2020

Walaladeyda khayrka Waa jumca ku sali xabiibkeena SCW ❤
Share dheh adiga iyo aniguba si aan ajar badan uga helno saliga xabiibkeena

13/11/2020

Ku salli xabiibkeena MUHAMMED SCW 💖💖

Ku sali xabiibkeena MUHAMMED SCW ❤💖
11/11/2020

Ku sali xabiibkeena MUHAMMED SCW ❤💖

02/11/2020

Masha Allah

02/11/2020

Masha Allah ❤

01/11/2020

Masha Allah

Address

Km4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when حبيبي يامحمد SCW posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category