Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration

Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration

๐ŸŒ™โœจ Ramadan Mubarak โœจ๐ŸŒ™๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! Guud ahaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, muna...
18/02/2026

๐ŸŒ™โœจ Ramadan Mubarak โœจ๐ŸŒ™
๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข! ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข!
Guud ahaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda qiimaha badan ee bisha barakaysan ee Ramadan.
Alle ha inaga Aqbalo Soonka, Salaadda, iyo Camalka suubban, sidoo kale Alle ha inaga dhigo kuwii ka faaโ€™iideysta kheyrka iyo barakada bishan barakaysan ee Ramadan.

Ma u baahan tahay qareen kugu matala dacwaddaada maxkamadda? ๐Ÿ“œโš–๏ธXafiiska Garqaad wuxuu ku siinaa adeeg sharci oo dhameys...
10/01/2026

Ma u baahan tahay qareen kugu matala dacwaddaada maxkamadda? ๐Ÿ“œโš–๏ธ
Xafiiska Garqaad wuxuu ku siinaa adeeg sharci oo dhameystiran, waxaana kugu matalaynaa maxkamadaha si loo ilaaliyo xuquuqdaada.

๐Ÿ“ž **+252611594931
๐ŸŒ **www.garqaad.so

Macmiishena sharafta leh waxaan idiin qabaneynaaโœ… Tarjumidda dukumiintiyada sharciga ah- Waxaan tarjumeeynaa dukumiintiy...
08/01/2026

Macmiishena sharafta leh waxaan idiin qabaneynaa

โœ… Tarjumidda dukumiintiyada sharciga ah
- Waxaan tarjumeeynaa dukumiintiyada sharci ee muhiimka ah, si ay u waafaqaan luqadaha iyo xeerarka kala duwan.

โœ… Qorista & dib u eegista xeerarka
- Waxaan kaa caawinaynaa diyaarinta iyo dib u eegista sharciyada si ay u noqdaan kuwo sax ah oo waafaqsan xeerarka dalka.

โœ…Horumarinta hagayaasha hayโ€™adaha dawladda & shirkadaha gaarka loo leeyahay**
- Waxaan diyaarineynaa hagayaal sharci si ay u fududeeyaan hab-raacyada iyo maamulka hayโ€™adaha kala duwan.

๐Ÿ“ŒDoorkeenu waa u adeegidda bulshada Soomaaliyeed!

๐Ÿ“ž **Nala Xiriir:** +252611594931

Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration  waxay kaa caawinaysaa1. ๐——๐—ฎ๐—ฐ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ โ€“ Waxaan kaa caawinaynaa ...
17/12/2025

Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration waxay kaa caawinaysaa

1. ๐——๐—ฎ๐—ฐ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ โ€“ Waxaan kaa caawinaynaa difaacida dacwadaha danbiyada iyo helitaanka xukun cadaalad ah.
2. ๐—ซ๐˜‚๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—พ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎโ€“ Waxaan kaa caawinaynaa ilaalinta xuquuqdaada shaqo, guryo, ama xadgudubyada kale.
3. ๐——๐—ฎ๐—ฐ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ค๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ โ€“ Waxaan kaa caawinaynaa furiinka, mas'uuliyadda carruurta, iyo dhaxalka.

Xaqaaga waa lama taabtaan! โš–๏ธ Garqaad waxa ay u taagan tahay difaaca xuquuqdaada iyo ilaalinta danahaaga sharci.
11/12/2025

Xaqaaga waa lama taabtaan! โš–๏ธ Garqaad waxa ay u taagan tahay difaaca xuquuqdaada iyo ilaalinta danahaaga sharci.

07/12/2025

Dhamaan adeegyadaan ayaan kuu qabaneynaa hadaan nahay bahda Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration
Nagala soo xiriir adigoo wacaya lambarkaan. ๐Ÿ“ž +252611594931

Macmiil xafiiskeen Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration  waxaan kuugu diyaarinay adeegyada la xariira arim...
29/11/2025

Macmiil xafiiskeen Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration waxaan kuugu diyaarinay adeegyada la xariira arimaha la-talinta iyo Sharciga.
nagu soo booqo xafiikeena oo ku yaala Iskgooyska Banadir.

Waxaan idinla wadaageynaa qaar kamid ah howlihii noo qabsoomay, anagoo sii wadi doona dadaalka aan ugu jirno bixinta ade...
25/11/2025

Waxaan idinla wadaageynaa qaar kamid ah howlihii noo qabsoomay, anagoo sii wadi doona dadaalka aan ugu jirno bixinta adeegyo waxtar u leh bulshada.

Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration Waxaan kaa caawinaynaa diyaarinta dukumentiyada kala duwan, sida hesh...
19/11/2025

Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration Waxaan kaa caawinaynaa diyaarinta dukumentiyada kala duwan, sida heshiisyada, qandaraasyada, iyo dib u eegistooda, anagoo ku siinaya xal sharciyeed oo dhameystiran oo waafaqsan baahiyahaaga.

Ka hor intaadan saxiixin heshiis ganacsi, la tasho khabiir sharci!Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration  wa...
09/11/2025

Ka hor intaadan saxiixin heshiis ganacsi, la tasho khabiir sharci!
Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration waxay kaa caawinaysaa inaad fahanto xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga, si aad uga fogaato dhibaatooyin mustaqbalka ka dhasha.
Nagala soo xiriir ๐Ÿ“ž +252611594931

Haddii uu jiro khilaafaad dhaxalka qoyska ah Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration  waxay xalinaysaa khilaf...
05/11/2025

Haddii uu jiro khilaafaad dhaxalka qoyska ah Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration waxay xalinaysaa khilafaadka iyadoo loo maryaao hab sharci ah.
Qof walba wuxuu heli doonaa xaqiisa iyadoo qofna la duudsiinaynin xuquuqdiisa dhaxalka.

Saadaali Kulankaan kuna Guulayso $10 Dollar. โœ…Like Saar Pagekaโœ… Postiga Like saarโœ…Postigaan share-garey, sidoo kale ku S...
01/11/2025

Saadaali Kulankaan kuna Guulayso $10 Dollar.


โœ…Like Saar Pageka
โœ… Postiga Like saar
โœ…Postigaan share-garey, sidoo kale ku Share Gareey 5 Group oo Facebook ah
โœ…Sadaali Natiijada Ciyaarta, meqo ayay ku dhamaan kartaa
F.G: Hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya ayaa abaalmarinta hellidoono.
Buuxi dhamaan Shuruudaha si aad U Noqoto Guuleystaha โœ…

Address

Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252611594931

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garqaad Office for Legal Consultancy & Arbitration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share