16/03/2025
Matalaad Xumada Beesha Yabadhaalo Cayr ee Galmudug iyo Luqaafada Xildhibaan Faysal Ahmed Gureey ee Duudsiinta Xuquuqda Beesha.
Halkaan waxaan ku soo Gudbinaa qaybta koobaad Warbixin aan kaga hadli doono Kuraastii Beesha Yabadhaalo Cayr ee uu dhaafiyay Beesha.
Waxaana ka mid ah Kuraasta uu sababta u Noqday in Beesha ay dhaafaan.
1- Gudoomiyihii maxkamada gobolka Galgaduud ( Abukaate kadiye).
2-Agaasimiha hey,ada miina baarista galmudug(Carab Goladiid).
3- Wuxuu hor istaagay agaasime guud ee wasaarada degaanka in lasiiyo beesha .
4- Wuxuu geed gaban iyo mid dheer u fuulay sidii lotagan lahaa 3 wiil ee lagu Toogtay Dhuusamareeb, Waxaana Xusid mudan in uu ahaa Ninkii Shidaalka ku shubay Gaadiidkii lagu doonay Saxiixa Kiiska dhalinyarada.
5- Wuxuu ka shaqeeyay colaadii degaanka ilix ka dhacday uu sababteeda lahaa.
6- Wuxuu juhdi ku bixiyay Inuusan qodmin ceelka deegaanka madaraso oo cadeynteeda lakeeni karo.
7- Wuxuu hor istaaga qof walba oo maqaam sare ka raba dowlada nimada isagoo aan ogoleyn qof aan isaga ahayn inuu dowlada Galmudug ku matalo beesha Yabadhaalo Cayr.
8- Wuxuu bixiyay korsigii xoghayaha degmada guriceel ee beeshu lahayd.
9- Wuxuu dagaal dheer lagalay inuu shaqooyinkooda ka saaro dad daban oo kamid yihiin , garsoore shariif wehliye iyo agaasime kamaaludiin , balse Kuma guuleysan isku deygaas.
La socda Qaybta 2,aad dhowaan I.a.