Halgan Midia

Halgan Midia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Halgan Midia, Legal, Mogadishu.

Aabe gabadhii uu dhalay ku gowracay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
20/12/2025

Aabe gabadhii uu dhalay ku gowracay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Abdulahi Wadani waxa uu dhibane u yahay  awooddii lagu difaaci leheedWasiir Shariif Barre oo ay Qaraabo Hoose yihiin War...
20/12/2025

Abdulahi Wadani waxa uu dhibane u yahay awooddii lagu difaaci leheed

Wasiir Shariif Barre oo ay Qaraabo Hoose yihiin Wariye Waddani ayaa adkaynaya in aan ladayn Wariye Waddani Isaga oo cuskanaya Warar H**e oo Wariyuhu ka Qoray Shariif oo laxariira sida uu uga aammusay dulmiga lugu hayo reerkiisa.

Waxaa Wali Xiran laba Wariye oo ay Mid Qaraabo Dhow yihiin Wasiir Shariif Barre.

Galmudug Post

03/04/2023

Ramadaan Mubarak dhamaan
Asxaabta

31/03/2023
Ramadan Mubarak dhamaan Muslims ☪️ Fadlan nagu soo biir wll share and  like tu waa xagiina my people Herbal media
22/03/2023

Ramadan Mubarak dhamaan Muslims ☪️
Fadlan nagu soo biir wll share and like
tu waa xagiina my people
Herbal media

19/05/2021

Yaraan😋 tadii maxaad kaxasusata🤣🤣

04/02/2021

Qayilaad nin doontoo hanoqon qaatayoo Cunaye

Qaran kana qiyamoo qariba qeymihii jiraye

Qamaar dheele baas baatihiyo qoon lasoo diraye

Qorqorada markey kugu qireen qeyr ma aad lihide

Jimca wacan asxabta oo nagu Sobiin pega iisa like and fallow mahadsanid

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan Midia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category