Dal Dhis Real Estate

Dal Dhis Real Estate Waxaa nahay shirkad ka shaqeesa arima guryaha iyo dhulalka.

06/11/2023

Filo beec ah, Arjantiin/Suuqa arjantiin, kaaraan, Qiimaha 90kun kaliya +252610482060 WhatsApp

25/09/2023

Filo🏝 iib ah

Waxaa laguu haayaa guri iib ah ku taalo Magaalada Muqdisho, Degmada Kaaraan.

Waxaa ka dhisan 4 qol, Musqul, kushin

Cabirkiisa: 13.5×13.5
Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
Degmada: Kaaraan
Xaafada: Sii Sii
Waddadisa: laamiga 5boos aa ka xigto

Qiimaha: 60,000$ iyo Heshiis.

Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 6855519,+252 61 5579790, +252615851042, +252610482060(WhatsApp)

F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya

14/06/2022
10/12/2021

Bishaaro...Bishaaro...Bishaaro...

Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo magaalada Muqdisho, Degmada Kaaraan.

Waxaa Ka dhisan 5 qol oo dhagax ah.

Cabirkiisa: 12×12
Document: Saxan oo dhamees tiran.
Degmada: Kaaraan
Xaafada: Jamuhuuriya, ( Ceel Cabaadow).

Qiima: 50,000$ iyo Heshiis.

Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252610482060 (WhatsApp), +252615851042, +256753772629

F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

20/10/2021
01/10/2021

Fadlan Review inoo dhaha Page-ka adinkoo mahadsan.

Please kindly review our page. Thank you.

28/09/2021

.

27/09/2021

Dalaal khibrad leh. Waaya arag ah.

Address

Bakaaraha
Mogadishu
0

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dal Dhis Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dal Dhis Real Estate:

Share