13/11/2023
War Cusub : Dowladda Somaliya oo shacabka uga digtay in dadka miisaankooda hooseeyo inaysan banaanka usoo bixin xiliyada roobka uu da’ayo.
Waxaa laga cabsi qabaa Roobab xoogan inay da’aan maalmaha soo socda. Si aysan daadadka u qaadin oo dhimashada u kordhin waxaa dadka caatada ah la farayaa in ay feejignaan muujiyaan.
Mo Artan