08/07/2023
July 05/2023, Waxaan inoo qabsoomay Mowduuc aad u muhiim ahaa, kaasoo ku saabsanaa"Faa'iidooyinka Helista Talabixinta Sharciga". waxaa ka qayb qaatay Abuukaatayaal khibrad durugsan u leh Sharciga iyo Qaanuunka iyo ardada dhigato kuliyada Sharciga ee Jaamacada City.