RB FAN

RB FAN Somalia

10/12/2024

#2 #

10/12/2024

#

Nin wixiisa ka miistay
19/01/2023

Nin wixiisa ka miistay

29/12/2022

12 jir ah laali ahaan waayo

@𝚆𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚛𝚊𝚋𝚝𝚒𝚍 𝚒𝚐𝚊 𝚊𝚖𝚒𝚗 @𝚕𝚔𝚗 𝚊𝚗𝚒𝚐𝚞 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚗 𝚔𝚊𝚊 𝚊𝚖𝚒𝚗𝚜𝚊𝚗𝚊𝚑𝚊𝚢 @𝚠𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚞
12/06/2022

@𝚆𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚛𝚊𝚋𝚝𝚒𝚍 𝚒𝚐𝚊 𝚊𝚖𝚒𝚗
@𝚕𝚔𝚗 𝚊𝚗𝚒𝚐𝚞 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚗 𝚔𝚊𝚊 𝚊𝚖𝚒𝚗𝚜𝚊𝚗𝚊𝚑𝚊𝚢
@𝚠𝚊𝚡𝚊𝚍 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚊𝚍𝚒𝚐𝚞

25/11/2021

Ninkii waalnaa oo caqliga badnaa.

Qisadii dhexmartay ninkii Alle baryayay iyo Ninkii waalnaa.

Nin ayaa Alle baryayay wuxuna lahaa Allow naartaada ayan ka magan galay sababto ah ma awooda naarta ee Allow ii naxariiso oo i danbi dhaaf hana ii cadaabin .
Nin waalan ayaa arkay cod dheer ayuuna ku qoslay.
Ninkii Alle baryayaa aya soo fiiriyay markaasuu ku yiri maxad ku qoslaysaa ninkaagan waalan?.

Ninkii waalnaa ayaa yiri hadalkaaga ayan ku qoslaayaaa?

Nin Alle baryayay aya yiri hadalkayga ma wax lagu qoslaa?

Ninkii waalnaa aya yiri haa sababtoo waxad ka baqaysaa Naar?

Nin Alle baryayay aya yiri adiga Naar k**a baqaysid miyaa?

Ninki waalnaa ayaa yiri maya k**a baqayo.

Ninkii Alle baryayaye ayaa aya yiri hadaba waalidaada ayaaba ah mid saxa.

Ninkii waalnaa aya yiri sidee naar oga baqaysaa adigoo leh Rabi naxariistiisa ay tahay mid waasica Shay walbana ay gaarto?

Nin Alle baryayay aya yiri aniga danbigeega aya badan haduu Alle si cadaalada uqaado xisaabtayda naarta ayay igalinaysaa sidaas ayan danbi dhaaf uwaydiisanayaa si uu iigu anaxariisto naartana uusan iigalin.

Ninkii waalnaa ayaa aad uqoslay sidoo markii h**e waliba cod dheer ayuu ku qoslay.

Ninki Alle baryayay aya yiri maxad hadana ku qososhay?

Ninkii waalnaa ayaa yiri adiga waxaad leedahay Rabi danbi dhaaf badan oo naxariis badan hadana naartiisa ayad ka baqaysaa.

Ninkii Alle baryayay ayaa yaabay oo yiri adiga Alle k**a baqaysid miyaa?

Ninkii waalnaa aya yiri haa Alle waan ka baqayaa lakiin Naartiisa k**a baqayo.

Ninkii Alle baryayay maxaadan naarta oga baqayn?.

Ninkii waalnaa aya yiri aniga naartiisa waxa igala daran su'aashiisa hadii uu naarta igalin lahaa su'aal la'aan waxba K**a qabayn sabtoo ha markuu i dhaho maxad adoonkaygii ii caasisay waxan ka baqayaa inaan ku fiiriyo indho qayaana badan oo hadana aan ugu jwbo carab been badan midaas ayaaba naarta iiga daran.

Ninkii Alle baryayay ayaa aad ula yaabay ninka waalan xikimadiisa iyo caqligiisa markaasuu qashuucay oo ilin ka soo daadatay.

Ninkii waalnaa aya yiri arin sira ayan ku sheegaya cidna ha u sheegin.

Ninkii Alle baryay aya yiri maxay tahay ninkaagan waalan caqligana badan?

Ninkii waalnaa ayaa yiri aniga Alle naarta ima galinyo ma ogtahay sababta?

Ninkii Alle baryayay aya yiri maxay tahay sababta.

Ninkii waalnaa aya yiri aniga Alle waxan u caabudaa jacayl xaddhaaf aan uqabo isaga, laakiin adiga waxad u caabudaa baqdin aad ka baqayso naartiisa iyo inuu ku galiyo sidaas awgeed aniga walanahay aya ka fadli badan kaaga rajadeeduna waxay ka fadli badan tahay rajadaada.
Sidaas awgeed muuse Cs wuxu Alle u aaday si uu tuso gabal kamida naarta sidaas ayuuna Nabi ku noqday aniga waxan Alle u aaday si aan u arko quruxdiisa sidaas ayana ku waashay.

Ninki Alle baryayay aya iska ooyay oo yiri wlhi adiga ma ahan qofka waalan ee wa aniga.

Fadlan wll hadii aad aqriska dhamaysay Ku carfi afkaga Saliga Nabi gacantadana ugu raaxee صلى الله عليه وسلم .
Jazakallahu Kheyr.

Saxiibayaal Kusoobiir Pogan Abdirahman Moalim salad Follow like saar Postigan like iisara siina faafi shere dheh si uu asxaab badn ugaadho mahasanid

Address

Mogadisho

Telephone

+252906710591

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RB FAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to RB FAN:

Share

Category