Team Hiigsi

Team Hiigsi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Team Hiigsi, Legal, SANCA, Mogadisho.

Si kadis ah ayay iisoo wacday xaaskayga anigoo jooga goobtayda shaqada Waxayna iisheegtay inay Qandho iyo Madax xanuun S...
09/03/2022

Si kadis ah ayay iisoo wacday xaaskayga anigoo jooga goobtayda shaqada Waxayna iisheegtay inay Qandho iyo Madax xanuun Said ah dareemayso.

intaas kadib Waxan aaday dhanka Pharmacyaha anigoo socodka boobaya si an xaaskayga daawo ay ku cafimaado ugu soo iibiyo Nasiib wanaag waan soo helay dawadii anigoo xafadayda usoo socda dawadiina an gacanta kuwado ayaa waxaa iga horyimid wadada dhexdeeda wiil an saxiibo nahay oo ay mudo dheer iskugu kaayadanbaysay ]

Salaan iyo sheeko dheer kadib Qaad ayuu nooqaday waxaana fariisanay meelaha qaadka lagu cuno runtii waayo waayo ayan ka sheekaysanay kadib anagoo iska qayilayna ayaa waxaa nooyimid nin dhalinyaro ah kadibna mid meesha fadhiyay oo nala qayilayay ayaa yiri sxb meeqo saac weye kadibna wuxuu ku yiri waa lix saac oo habeenimo runtii waan naxay waxaana soo xasuustay inay xaaskayga xanuunsanayd oo ay daawo iisoodirsatay runtii Waan iloobay oo maskaxdayda way kabaxday markii uu marqaanku igaaray waxaan dareemay jawi iyo inaan khiyaali uga sheekeyo dadka meesha ila fadhiyay afar saac oo malinimo ayay dawada iidirsatay xaaskayga hadana waa lix saac oo habeenimo runtii waxan dareemay culays iyo walwal farabadan iyo masuuliyad xumo dhankayga ah si dag dag ah ayan qaadkii utufay kadibna waxan usoo cararay gurigayga kadib waxan isha kudhuftay markii an guriga soogalay xaaskayga oo qandho iyo xanuun dartiis u miirdaboolantay xitaa way awoodi wayday inay ilahadasho kadib daawada ayaan siiyay xogaa kadib miirkeeda caadi ayuu noqday waxayna bilowday inay ilahadasho waxayna igu tiri cawa waan sigtay oo waxan udhiman gaaray dayac iyo daryeel xumo dhankaaga iiga timid kadib sajuuda iyo madaxa ayaan ka shumiyay waana raaligaliyay waxaana ka balan qaaday xaaskayga inaan mardanbe qaad cunaynin kadib indhaha ayaan kala qaday waxaana ogaaday inaan wali iskaabulo ahay oo anan xaas Lahayn

Talo Wadaag entertaiment

Fadlan hoos uga wac qof aad ka aarsato🤣

09/12/2020
Hanbalyo Hanbalyo  Aroos WacanMashaa Allaah Waa Habeenadii Farxada Iyo Dhalinta Is Calmatay Waxaan Caawa Qeeb Ka Ahaa Ga...
21/09/2020

Hanbalyo Hanbalyo Aroos Wacan
Mashaa Allaah Waa Habeenadii Farxada Iyo Dhalinta Is Calmatay Waxaan Caawa Qeeb Ka Ahaa Galbintii Balaarneyd Ee Arooskaan Quruxda Badan. Sidoo Kale Waxaan Si Guud Tahniyad Aroos Halkaan Uga Tireenaa Caruuska Iyo Caruusada. Iyo Oo Caawa Aqal Galkooda Ka Dhacay Dagmada Yaaqshiid Muqdisho. Waxeenu Leenahay Guurkiina Guur Barakeesan Guur Farxdeed Isha Allaah .
Team Hiigsi

08/09/2020

BREAKING NEWS: Sharma Boy oo soo saaray Hees cusub oo la magac baxday “Shahaadada micno malahan”.

subscribe ii saar asxabta aan ku dharto wan ogahay inaad ii sareysan mahadsanidina
28/08/2020

subscribe ii saar asxabta aan ku dharto wan ogahay inaad ii sareysan mahadsanidina

WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAAN FACEBOOK :: sahanka dunida YOUTUBE :: sahanka dunida Subscribe saar hadii aad daneeneso xogta uu kanaalkenu soo gudbiyo si ...

Hal duco u reeb “Hooyo”. Alloow Sida ay inoogu naxriisteen, naxriistaada sii maalinta qiyaamo”
28/08/2020

Hal duco u reeb “Hooyo”.

Alloow Sida ay inoogu naxriisteen, naxriistaada sii maalinta qiyaamo”

  Allah waxaan ka tuugayaa Aniga iyo AdinkaDanbigeena inuu dhaafoDanbiga waalidkeen inuu dhaafo Inta aan ka naxeyno inuu...
28/08/2020



Allah waxaan ka tuugayaa Aniga iyo Adinka
Danbigeena inuu dhaafo

Danbiga waalidkeen inuu dhaafo

Inta aan ka naxeyno inuu dhaafo danbigooda

Ubadka iyo Haweenka Allaha noo toosiyo

Dadkeena iyo Dalkeena Allaha noo hagaajiyo

Danteena Aakhiro iyo Aduun rabbi hana tusiyo

Kuwii toosnaada rabbi hanaga yeelo oo wadada saxda ah ku toosnaada

Allahuma Ameen

Haduu Calafku Run ❤YaHaY adiga Ha igu Kaa  Daro________⬛                                             Jumca kar33m sxpyal...
28/08/2020

Haduu Calafku Run ❤
YaHaY adiga Ha igu
Kaa Daro________⬛ Jumca kar33m sxpyal 🙏🙏

Hadii uu qalad  🤦‍♂️                                            soo noq noqdo  🙅‍♂️              waxa  uu  ✳️✳️         ...
28/08/2020

Hadii uu qalad 🤦‍♂️
soo noq noqdo 🙅‍♂️
waxa uu ✳️✳️

isku badalaa khibrad ✅✅💹❤️......

JUMA🕌🕌🕌KR33M📿📿 All f&F

  kleya oo    ku   kartid   aad ku    dadka qaar    aad             Qadada ku tahay   iyaga u tahay                    f...
28/08/2020

kleya oo ku kartid aad ku dadka qaar aad
Qadada ku tahay iyaga u tahay

family

•Haduu kusoo waco 5tii jeerba mar ka qabo.•Marka aad la hadleyso hadalka ku silci hadal aad looga dhergo hakula hadlin.•...
27/08/2020

•Haduu kusoo waco 5tii jeerba mar ka qabo.

•Marka aad la hadleyso hadalka ku silci hadal aad looga dhergo hakula hadlin.

•Ha u ogolaan in muuqaal kaasoo waco oo sidaas iskula sheekeysataan.

•Marka sawir iisoo dir ku dhaho udir mid niqaab kuu xiranyahay kuna dheh "Walaal ii ilaali yuu qof kale gaarin".

•Hadalo jil jileec ah hakula hadlin, aadna ha u wicin.

•Mararka qaar asoo kula hadlaayo telka ku demi call kalena iska qabso, si hadhoow loo dhaho qof kaleey la hadleysaa.

•Marka kulan kaa dalbado gurigiina ugu wac aabe iyo hooyo iskiin baraa kaaley dheh.

•Usheeg in asi keligiisa la hadlin oo kamidyahay dadka adiga sida joogtada kuusoo waca.

•Mararka qaar waxaad ku dhahdaa hadalkaaga waan ku caajisey ee nabadeey telkana ku demi.

Gabareey hadii intaan kuugu dulqaato waxaa lays dhihi karaa wax uun rabitaan ah ayaa jiro.

☻☻☻

Address

SANCA
Mogadisho
252

Telephone

+252629999444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Team Hiigsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Team Hiigsi:

Share

Category