27/12/2025
Waa lix mayee waa sagaal.
Haa dhankayga marka laga joogo waa lix adna dhankaaga marka laga dhugto waa lanbar sagaal !.
Haddii aan la Isla eegin meesha ay wax Ka qaldan yihiin ogoow qofkasta wuu Isla saxnaan doonaa, xattaa isaga oo aan saxnayn.