Hogaamiye Updi Asiis Mahamuud

Hogaamiye Updi Asiis Mahamuud Hogaamiye updi Asiis mahamuud

06/08/2022

Urur siyaasadeedka “daljir” waa urur ay ku midooben muwaadiniin reer somaliland ahi,
Kaas oo lagu dhisayo siyaasad ka madax banaan “abtirsiimo qabiil iyo nin jecalaysi”,
Lana rabo in lagu dhiso dal iyo dawlad dimuqraadi ah oo ay dadku wada leeyihiin.

Waxaan goor dhaw halkan kala hadli doonaa dhamaan shacab waynaha reer somaliland iyo tageerayaasha urur siyaasadeedka “D...
06/08/2022

Waxaan goor dhaw halkan kala hadli doonaa dhamaan shacab waynaha reer somaliland iyo tageerayaasha urur siyaasadeedka “Daljir”


Halkan kala soco insha alaah

25/07/2022

“Mabaadiida urur siyaasadeedka daljir oo kooban “

Waxaana inoo sharaxaya gudoomiyaha urur siyaasadeedka daljir Prof-Abdi Ali Jama

25/07/2022

“Urur siyaasadeedka daljir iyo diibkii”

12/04/2022

Waxaan umalaynayaa meesha sidaas lagu yahay iyadoo waliba waxa gudaheeda yaalaa uuyahay iib in dadka lagu falay oo ayna dadkani is ogaynba, waayo maxaa yeelay asakar ayaa loodalbaday oo intaas handadaysa ootuuraysa oo waliba eryaysa

Markaa hadii dadkaasi is ogyihiin way xisaabtami lahayeen run ahaantii
Ale hawsahlo

12/04/2022

Ramadaan kariim dhamaan umada islaamka ah
Meel kastood joogtaan, ilahay waxaan inooga baryayaa fadliga ramadaanta darteed inuu danbigeena iyo kawaalidkeenba dhaafo waxa aynu kuhaminayno oon macsiyo lahayna inasiiyo amiina amiin

Ilahaybaa mahad iskale

Address

Jigjiga Yar Street
Hargesa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hogaamiye Updi Asiis Mahamuud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category