TOP ONE International Services

TOP ONE International Services * Passport and Visa Services
* Education Services
* Logistics
* Procurement
* Translation
* Printing

20/10/2023

Hi Everyone

08/09/2021

Sarriflaha Ducaysane!

La soo deg App-ka Ducaysane, si fududna ugu sarrifo lacagtaada, ama save garayso nambarradan fudud ee aan maskaxdaada daalinayn.
ZAAD: 319000
EDAHAB: 9988883

Ku qor Play Store-ka, Ducaysane Money Exchange ama ku dhufo link-gan hoose si aad ula soo degto una isticmaasho.
https://play.google.com/store/apps/details...

Shirkadda TOP ONE INTERNATIONAL waxay idiinla diyaar tahay adeegyadii aad h**e uga barateen.Visaha Waxbarashada, Dalxiis...
15/06/2021

Shirkadda TOP ONE INTERNATIONAL waxay idiinla diyaar tahay adeegyadii aad h**e uga barateen.
Visaha Waxbarashada, Dalxiiska, Caafimaadka iyo Ganacsigaba waanu kuu fududayn doonnaa Idamka Alle. Xaraynta Aqbalaadda waxbarashada sare ee jaamacadduna way furan tahay.

Soo dhawaada, soona booqda xafiiskeena si aad u heshaan macluumaadka ku saabsan fududaynta safarkaad ku hamiyayso.

Whatsapp: +252633686668 / 00905370495712

ALLAA MAHAD LEH
TOP ONE INTERNATIONAL

Ramadaan Kariim Dhammaan Umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Saaxiibbada Top One International meel kasta oo ay joogaan, c...
14/04/2021

Ramadaan Kariim Dhammaan Umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Saaxiibbada Top One International meel kasta oo ay joogaan, caafimaad ku sooma.

WARGELINwaxa gebo-gebo ku dhaw goorta ay xidhmayso soo saarista aqbalaadda Jaamacadaha Turkiga (Admission), sidaa dartee...
01/10/2020

WARGELIN
waxa gebo-gebo ku dhaw goorta ay xidhmayso soo saarista aqbalaadda Jaamacadaha Turkiga (Admission), sidaa darteed, waxan ku wargalinaynaa Ardayda Danaynaysa inay kasoo diyaariyaan waxbarashada heerarka 1aad iyo 2aad ee Jaamacadda (Bachelor and Master) in ay iska diiwan galiyaan xafiisyada Shirkadda, waxanay shirkaddu idiinku soo saaraysaa Admissionka iyo Visaha waxbarashada Muddada ugu gaaban iyo qiimaha ugu hooseeya.

Faah-faahinta iyo Su'aalaha aad qabtaba nagala soo xidhiidh Nambarrada Hoos ku qoran

HQ OFFICE, HARGEISA: 512269 , 063(5)3686668
Burco: 063(5)3686667
Borama: 063(5)3686669

Muqdisho: 0615776893

TOP ONE INTERNATIONALGET VISA SERVICES:HQ Office Hargeisa:512269 - 063(5)3686668Burco:063(5)3686667Borama:063(5)3686669M...
12/09/2020

TOP ONE INTERNATIONAL

GET VISA SERVICES:
HQ Office Hargeisa:
512269 - 063(5)3686668

Burco:
063(5)3686667
Borama:
063(5)3686669

Muqdisho:
0614919803 / 0615776893

Whatsapp:
+252633686668 / +905370495712

& services

Hambalyo dhamaan ardayda guusha ka soo hoysay Imtixaanadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare sanad-dugsiyeedkii 2019/20...
11/08/2020

Hambalyo dhamaan ardayda guusha ka soo hoysay Imtixaanadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare sanad-dugsiyeedkii 2019/2020.

TOP ONE INTERNATIONAL

FROM THE RANKED UNIVERSITIES

EID MUBARAK عيد مباركMaamulka TOP ONE INTERNATIONAL wuxu la qaybsanayaa Farxadda Ciidul Adxaa guud ahaan Shucuubta Musli...
30/07/2020

EID MUBARAK عيد مبارك

Maamulka TOP ONE INTERNATIONAL wuxu la qaybsanayaa Farxadda Ciidul Adxaa guud ahaan Shucuubta Muslimka ah, gaar ahaan inta ku Af Soomaaliga ku hadasha meel kasta oo ay Dunida ka joogaan, Ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Sannadkan sannadkiisa Caafimaad, Bash-bash iyo Barwaaqo, Inta Xanuusan Alle ha inoo caafiyo intii inaga dhimatayna Qubuurahooda ha uga dhigo Beero Janno.

Acmaasha Khayrka leh ee maalmahan inoo socotayna Alle ha inaga aqbalo, Kulu caam wa antum bikhayr, Caafimaad ku ciida

كل عام وأنتم بخير ، كل عام وأنتم الي الله أقرب

Shirkadda adeegyada caalamiga ah ee TOP ONE INTERNATIONAL waxay ku wargalinaysaa dhammaan ardayda kala duwan ee danaynay...
28/06/2020

Shirkadda adeegyada caalamiga ah ee TOP ONE INTERNATIONAL waxay ku wargalinaysaa dhammaan ardayda kala duwan ee danaynaysa inay waxbarashada sare heerarka BACHELOR & MASTER-ka kusoo diyaariyaan Dalka Turkey-ga, in shirkaddu ay bilawday Diiwaangalin Cusub, Ardaydana aanu usoo saari doonno aqbalaadda Jaamacadaha dalka Turkiga iyo Visaha waxbarashada.

Si gaara waxan u wargalinaynaa ardayda sanadkan ka baxday dugsiyada sare, mudnaanta 1aad ayaan siin doonnaa, waxanan u rajaynaynaa imtixaanka ay galeen in ay ka helaan natiijo wanagsan oo ka farxisa.

Faah-faahinta iyo su'aalaha aad qabtaanba nagu soo booqda Xafiisyada Shirkadda ee ku kala yaalla Hargeisa, Borama iyo Burco.

GO, FOLLOW YOUR DREAMS!

CONTACTS:
Hargeisa HQ Office:
Land line: 512269, Mobile: 0633686668 / 0653686668
Whatsapp: 00905370495712 / 0653686668 / 0633686668

Burco:
0633686667 / 0653686667

Borama:
0633686669 / 0653686669

Email: [email protected] / [email protected]

Dhammaan ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare (Form 4) sanad-dugsiyeedka 2019/2020 waxa...
26/06/2020

Dhammaan ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare (Form 4) sanad-dugsiyeedka 2019/2020 waxan u rajaynaynaa GUUL, Ilaahay ha idiin fududeeyo Imtixaanka.

TOP ONE INTERNATIONAL ACADEMY (TOIA)Waaxda Waxbarashada ee TOP ONE INTERNATIONAL waxay Bisha JULY 2020 bilaabaysaa Fassa...
25/06/2020

TOP ONE INTERNATIONAL ACADEMY (TOIA)

Waaxda Waxbarashada ee TOP ONE INTERNATIONAL waxay Bisha JULY 2020 bilaabaysaa Fassallo Cusub oo ONLINE ah kuwaas oo lagu baranayo Luuqadaha ENGLISH, TURKEY & ARABIC.

Baro oo dhis kartidadaada hadalka, qoritaanka, akhriska, dhagaysiga iyo macaamilka bulshooyinka kala duwan ee dunida.
Fassalladan ONLINE-ka ahi waxay kaa caawinayaan in adiga oo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga aad kobciso aqoontaada, kana barato luuqadda aad rabto khubarada ay TOP ONE INTERNATIONAL idiin diyaariyeen oo aad si maqal iyo ii muuqaalba ah ula xidhiidhayso xilliyada aad ugu firaaqo fiican taha.

Casharradu waxay ku soo gaadhayaan ardayga qaabab kala duwan iyada oo la adeegsanayo technology-ga casriga ah sida ZOOM, SKYPE, WHATSAPP & GMAIL

Iska diiwaangali Xafiisyada TOP ONE INTERNATIONAL

HQ Office Hargeisa, Line: 512269
Mobile: 0633686668 / 0653686668
Whatsapp: 00252633686668 / 00905370495712

Burco Office:
0633686667 / 0653686667

Borama Office:0633686669 / 0653686669

Email: [email protected] / [email protected]

TOP ONE INTERNATIONAL waxay idinku soo dhawaynaysaa Adeegga "GET VISA" ee aanu ugu fududayno Ardaydu inay wax ku soo bar...
25/06/2020

TOP ONE INTERNATIONAL
waxay idinku soo dhawaynaysaa Adeegga "GET VISA" ee aanu ugu fududayno Ardaydu inay wax ku soo bartaan Dalal ka mida kuwa ugu horreeya waxbarashada dunida.

noogu kaalay Adeeg hufan, daah-furnaan iyo ammaano.

HQ Office Hargeisa, Line: 512269
Mobile: 0633686668 / 0653686668
Whatsapp: 00252633686668 / 00905370495712

Burco Office:
0633686667 / 0653686667

Borama Office:0633686669 / 0653686669

Email: [email protected] / [email protected]

Address

Khayriya Street
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 19:00
Tuesday 08:30 - 19:00
Wednesday 08:30 - 19:00
Thursday 08:30 - 17:00
Saturday 08:30 - 19:00
Sunday 08:30 - 19:00

Telephone

+252633686668

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TOP ONE International Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to TOP ONE International Services:

Share