Garyaqaan Najiib Haji Kaaraan

Garyaqaan Najiib Haji Kaaraan SHARCIGA U ADEEGA BULSHADA SOMALILAND

08/10/2022

Ku saliya xabiibkeenki "Nabiyunaa muxamed" Alaahuma salim wasalim wabaarig calayhi.
Malyan jeer.

27/06/2022

Boqor axmed badmow ayaa yidhi " cirooy inaad siidhi iyo foodhi la soo doonoto xalafada buuga mujaahid c.raxmaan axmed cali (tuur) may ahayn.

LAMAHURAAN LAW FIRM.
08/05/2022

LAMAHURAAN LAW FIRM.

30/03/2018

ADUUNYADU REEFAS MALE

Aduunyadu reefas MALE
Diinkuba gadaal inuu daymoodo
Doqonimuu u yaqaanaye
Dadaal gali naftada
Dib u guraaho waa ceebe
Dacarta haday ka qadhaadh tahay
Duuduub ku laq iyadaa kaa dagiye
Doofaarba doqonimo ayaa lagu cadaabaye
Duli inaad aqbashana
deebaqda naarta ah
Ka doorbid doorka maanta.

By najiib haji kaaraan

Hawada iyo daruuraha Haadkuba ma seexdo Hoy wuu ka waaye Hafaadh baad ku nooshahaye Hoos baad usoo dagi .
27/03/2018

Hawada iyo daruuraha
Haadkuba ma seexdo
Hoy wuu ka waaye
Hafaadh baad ku nooshahaye
Hoos baad usoo dagi .

Address

Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garyaqaan Najiib Haji Kaaraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share