Ogaal Real Estate

Ogaal Real Estate Ogaal Real Estate waa shirkad ka shaqaysa Iibinta iyo Kiraynta, DHULALKA, GURYAHA IYO GAWAADHIDA.

04/02/2025

HARGAYSA GURYO IIBA AH:

GOOBTA: SHEEDAH Khaas AHAN ERIYADA GERSHAKA JAAIS
Wan guryo wado laamiya lehe
IYO SCHOOLKII
Waa guryo cusub oo ka kooban:
Midkiiba
■ 4 qol oo hurdo ah
■ fadhigii
■ Laba suuli
■ qolkii dibada
■ Sulidibadah
■Madbakhii
■ Geydh 2 gaadhi gal waafi ah.
■ Qiimuhu wa mid maquula ah
QIIMAHA: $

For More Details contact the OGAAL REAL ESTATE SOLUTIONS

☎️ + 252 634888807 Whatsap

☎️ TE 0654888807
📧 Ogaal Real Estate .com or our page

27/05/2024

_GURi KIRO AH!! KANA KOOBAN
4 Qol oo jiifah fadhigii kijinkii dayr gadhigalah
Waxauna kuyala eriya Schoolka Ilays agtiisa
kiradu Bishii wa 250$

Nagala So xidhiidh:-waxi faha fahina
Call us ☎️:-× 063-4888807

.
Hadii aad hayso,
,
,
,
+252-654888807

13/12/2023

Macmiil waxan ku hayna Dhulbanan Oo Iibah Wan Nusu Balodh Dayran
Cabirkun Waa 12×18 Mtr
Waxan ku yala Mel Ad ufiican biyana leh lamidan waxa ka xiga laba guri Waxana harerah ka Xiga laba masaajid
Eriyadu wa masjidka Salaama ee kadanbeya Saldhiga Ibrahim kodbuur ayuu jaar layahay
waaa 55000 Kun
Wan dhul sharci leh

Kala So xidhiidh:-
Call us ☎️:-× 063-4888807

.
Hadii aad hayso,
,
,
,
+252-654888807

Ogaal Real Estate waa shirkad ka shaqaysa Iibinta iyo Kiraynta, DHULALKA, GURYAHA IYO GAWAADHIDA.

04/12/2023

_GURi IIB AH!! K Oo Cusub
Oo Siqurux badan lo dhisay kuna yala xafada gantalah ee magalada Hargaysa
Gurigu Kadhisan Yahayna Waa
24x18M waan kara konah gurigu sida ad ka arkaysan muqalka


= 5 Qol Ojiifa Ah iyo Fadhigii Laba Suuli Ogudah iyo
= Jikadii Qol SERVICE Suligisii & Dayrkii
= Area wa kalinta qamar ayaa u udhwa yahay macmiil Baskuna waa Uu Agmarayaa

Waxa Laga Bilabay $ 150,000
Kala So xidhiidh:-
Call us ☎️:-× 063-4888807

.
Hadii aad hayso,
,
,
,
+252-654888807

  Mubarak dhaman macamiishayada sharfta leh melka kasta oad adunka ka jogtaan
30/11/2023

Mubarak dhaman macamiishayada sharfta leh melka kasta oad adunka ka jogtaan

  _GURi KIRO AH!! KANA KOOBAN  3 Qol oo jiifah fadhigii kijinkii dayr gadhigalah    Waxauna kuyala eriya Jamacada ADHMAS...
19/11/2023

_GURi KIRO AH!! KANA KOOBAN
3 Qol oo jiifah fadhigii kijinkii dayr gadhigalah
Waxauna kuyala eriya Jamacada ADHMAS
kiradu Bishii wa 230$

Nagala So xidhiidh:-waxi faha fahina
Call us ☎️:-× 063-4888807

.
Hadii aad hayso,
,
,
,
+252-654888807

16/11/2023
15/11/2023

IIB AH/HOUSE FOR SALE:
Wan Guri Sicasriah loo dhidhsay lon qurxiyay

GOOBTA: Jig-jiga yar khaas ahaan Kaalinta Qamar agteeda ama Alhayat Furniture .
CABIRKA: 9M×24M.
QIIMAHA: $ 75000. Wadahadal ka furan

Waa guri ka kooban:
■Afar Hurdo ah,
■Qol Cunto iyo Fadhi ah,
■labo suuli gudaha ah
■Madbakhii
■ Geydh gaadhi gal waafi ah.
waa guri Cusub ah oo loo dhammeystirey waxkasta. Buskuna waa ag Maraa.

New house, just completed, for sale in Jigjigar Yar , Qamar Fuel Station area or Alhayat Furniture, Hargiesa, Somaliland
: $ 59,000. Negotiable
: 10M×18M
:
♡ 4 Bedrooms inside
♡ living and dining room
♡ Two bathrooms inside
♡ kitchen
♡ Car Parking.
♡ Near Bus

For More Details contact the OGAAL REAL ESTATE SOLUTIONS
☎️ + 252 634888807
Whatsap
☎️ 065-4888807
📧 [email protected] or our page

05/11/2023

_GURYO IIB AH!! WAANA 21 GURI O G+2 AH AMA LABA DABAQAH WANA GIRYO SI CASRIAH LO DHISAY KANA KOOBAN FADHIGII IYO SHAN QOL O HURDOAH 4 MUSQULOD DAYR KII IYO QOL SERVICE
Gurikasta u Kadhisan Yahayna Waa 14x14M
lasiinayo macmiil guryahani
125000 Kun

waxa ay kuyalaan eriyada kanatarolkii h**e wayna kaxigan xaga wogoyo
Mac miil waxii faha fahin Nagal So xidhiidh:-
Call us ☎️:-× 063-4888807

.
Hadii aad hayso,
,
,
,
+252-654888807

10/10/2023

: GURI KIRO AH/ WAANA AFAR QOL

GOOBTA: Jig-jiga yar khaas ahaan Kaalinta Boqoljira AGteeda
QII Maha kiradu bishii waa 200

Waa guri ka kooban:
■Afar Qol ah,
■Kijinkii darad dabe
■labo suuli gudaha ah
■Madbakhii
■Waana guri kiro ujooga
■Waan guri Nadiifah
For More Details contact the OGAAL REAL ESTATE SOLUTIONS
☎️ + 252-634888807
☎️ +252-654888807
📧 Ogaal .com or our page

MALIN WANAGASAN DHAMAN MACAMIISHAYADA   REAL ESTATE Macmiil waxan idin hayna guryo iibah Oo Cusub iyo Kuwo An Cusayb ahy...
04/10/2023

MALIN WANAGASAN DHAMAN MACAMIISHAYADA REAL ESTATE
Macmiil waxan idin hayna guryo iibah Oo Cusub iyo Kuwo An Cusayb ahynba Cabir walba leh waxa kale Oo An idin hayna Fooqo iibah qar cusub iyo kuwo An Cusabaynba Ahaynba
Wax kale Oo An idin hayna Dhul iibah Oo Damanad leh Wixii faha fahain Nagala so Xidhidh Mamiil
Whatsap +252-634888807
+252-654888807

Address

Jigjiga Yar Rd1
Hargeisa

Telephone

+252634888807

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaal Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ogaal Real Estate:

Share