Ifiye Legal Services

Ifiye Legal Services Ifiye waa xafiis bixiya adeegyo sharci oo heersare, sidoo kale waxaad ka helaysaa qareeno tayo leh.

Maanta oo kale sanad kasta 10-ka December waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka. Waxaan xas...
10/12/2025

Maanta oo kale sanad kasta 10-ka December waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.

Waxaan xasuusineynaa in ilaalinta iyo ixtiraamka xuquuqda dadka ay tahay tiirka caddaaladda iyo hormarinta.

waxaan u taagannahay difaaca xuquuqda muwaadiniinta iyo dhisidda bulsho ilaalisa cadaaladda, sharafta iyo sinnaanta qof walba.

Qareenku waa Codkaga marka aad u baahan tahay in lagu maqlo, waa garabkaaga marka aad hiil u baahan tahay.Ifiye Legal Se...
22/11/2025

Qareenku waa Codkaga marka aad u baahan tahay in lagu maqlo, waa garabkaaga marka aad hiil u baahan tahay.

Ifiye Legal Services waxaan u taaganahay difaaca xuquuqdaada, xorriyadaada iyo hantidaada.

.

04/10/2025

In aan sharciga iyo garsoorka hortiisa kugu matalnaa waa shaqadayada iyo sharftayda.

Nala soo xidhiidh si aan xaqa iyo xuquuqdaada u difaacno.

09/09/2025

Haddii aad u baahan tahay adeegyo sharci sida;

➤ Latalin Sharci
➤ Matalaadda Maxkamadaha
➤ Turjumidda dukumintiyada sharci.

Fadlan la soo Xidhiidh Ifiye Legal Services.

Tallo sharci ma u baahan tahey? Matalaad sharci ma rabtaa? Xeerar, heshiishyo iyo qoraallo  sharci ma doonaysaa in lagal...
06/08/2025

Tallo sharci ma u baahan tahey? Matalaad sharci ma rabtaa? Xeerar, heshiishyo iyo qoraallo sharci ma doonaysaa in lagala shaqeeyo?
Fadlan la Soo xidhiidh Ifiye Legal Services .

16/06/2025

Heshiis Kasta wuxuu u bahanyahay in indho Sharci lagu eego.

Ganacsiyada guuleysta waxaa aas-aas u ah sharci adag oo hufan.Fadlan soo Booqo Qareenada Ifiye Legal Services  si ay ku ...
14/05/2025

Ganacsiyada guuleysta waxaa aas-aas u ah sharci adag oo hufan.
Fadlan soo Booqo Qareenada Ifiye Legal Services si ay ku siiyaan tallo sharci oo ku haboon ganacsigaga.

M𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 A𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 (International Labour Day 2025)Maaalinta Shaqaalaha Adduunka oo la Asteeyey 1-da May ee san...
01/05/2025

M𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 A𝐝𝐝𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 (International Labour Day 2025)

Maaalinta Shaqaalaha Adduunka oo la Asteeyey 1-da May ee sannadkii 1889-kii waa Maalin caalami ah oo adduunka dhan looga dabaaldago.

Nagu soo biir si aan kor ugu qaadno siwadajir ah codkaaga: Xuquuqda shaqaaluhu waa ilaalinta xuquuqul insaanka.

14/04/2025

Ifiye Legal Services .

Ma lagaa qaaday xoriyadda? Waxaad xaq u leedahay inaad hesho qareen. Nagu soo booqo  Ifiye Legal Services .Waxaa kuu diy...
03/04/2025

Ma lagaa qaaday xoriyadda? Waxaad xaq u leedahay inaad hesho qareen. Nagu soo booqo Ifiye Legal Services .Waxaa kuu diyaar ah qareeno xirfad u leh ilaalinta xaquuqdaada iyo xornimaddada.

Ifiye Legal Services
29/12/2024

Ifiye Legal Services

Address

Hargeisa

Telephone

+252634247808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye Legal Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ifiye Legal Services:

Share