KIRAYSOama KIREE

KIRAYSOama KIREE kiraynta guryaha iyo iibinta guryaha dhisan

03/11/2022
13/04/2022

Guri kiro Ah oo goglan

Ka kooban
Laba qol hurdo ah
Hal qol fadhi ah
Hal suuli
Laba gaadhi gal
Qiimah 500$

Waxaa kuu bilaash ah
1. Nadaafada maalinkasta
2. Laydhka iyo biyaha
3 internet ka

Ka fikir bad qabka gurigaga oo keenso shirkada kirayso ama kiree
20/05/2021

Ka fikir bad qabka gurigaga oo keenso shirkada kirayso ama kiree

03/05/2021

Ku xidhnow KIRAYSOama KIREE hadii ad kiraynayso gurigaga oo keenso shirkada kirayso ama kiree

03/05/2021

Ku xidhnow shirkada KIRAYSOama KIREE oo ku fududaynaysa in ad kiraysan karto guri kasta ad rabto adigo gurigaga, goobtada shaqo iyo dalka dibadisaba joogo

03/05/2021

Keenso gurigaga shirkada kiraynta guryaha.waxaanu masuul kaga noqonayna gurigaga iyo hantidada anagoo damanad qadayna in gurigagu bad qabayo inta ay gacanta kugu hayso shirkada KIRAYSOama KIREE

21/04/2021

Guri goglan oo kiro ah xafada jigjigayar
Sadex qol oo hurdo ah
Laba qol oo fadhiya
Qiimaha 700$

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KIRAYSOama KIREE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to KIRAYSOama KIREE:

Share

Category