Maxamed Abdirashiid

Maxamed Abdirashiid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Abdirashiid, Legal, BOGGA. WARIYE, Hargeisa.

Xamse cabdi barre ayaa shaaciyey sida ay xukumadiisu u diyaarisey wada hadalada labada dawladood ee Somaliland iyo Somal...
08/08/2022

Xamse cabdi barre ayaa shaaciyey sida ay xukumadiisu u diyaarisey wada hadalada labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya khliaafka cakiran ee ka dhex aloosnaa 32kii sanno ee lasoo dhaafay.

Muwaadinkan oo lagu magacaabo xassan dugule ayaa la xidgey kadib narkii loo aaneeyey madal uu xallay ka yidhi maalinta b...
08/08/2022

Muwaadinkan oo lagu magacaabo xassan dugule ayaa la xidgey kadib narkii loo aaneeyey madal uu xallay ka yidhi maalinta bannaan baxa habluhu waa inay surwaalo soo xirtaan timahana soo xiirtaan.

01/08/2022
Xafiiska BBC Media Action ee magaalada hargeysa Ayaa albaabada la isugu laabay iyadoo la xirey 5 kamida shaqaalaha ha ha...
24/07/2022

Xafiiska BBC Media Action ee magaalada hargeysa Ayaa albaabada la isugu laabay iyadoo la xirey 5 kamida shaqaalaha ha hawl gala Hargeysa.

  Mu Hungoobay Saaxiibtinimada Vladamir Putin❓Aragtidaada
24/07/2022

Mu Hungoobay Saaxiibtinimada Vladamir Putin❓

Aragtidaada

Idaacada BBC Somali.com Ayaa Laga Cayriyey Guud Ahaan Dalka Somaliland.
19/07/2022

Idaacada BBC Somali.com Ayaa Laga Cayriyey Guud Ahaan Dalka Somaliland.

Address

BOGGA. WARIYE
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Abdirashiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category