Ahmed Bashir Hassan

Ahmed Bashir Hassan Climate Change Activist

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
17/04/2023

I have reached 100 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

09/11/2021
Maanta oo  aan safar gaaban ugu baxnay deegaano ka mid ah gobalka Awdal ayn la kulanay hab cusub oo lacag urursi ah. Wax...
21/10/2021

Maanta oo aan safar gaaban ugu baxnay deegaano ka mid ah gobalka Awdal ayn la kulanay hab cusub oo lacag urursi ah. Waxaa nalagu joojijey kaantaroolka nin aan dirayska ciidanka xidhnayn ayaa na waydiiyey waraaq aan fahmi waynay nooca ay tahay. Sida caadiga ah markii aad safar ku jirto gaadhina wadato waxaa qofka la waydiiyaa liisanka inuu haysato Waduhu, inuu dhacsan yahay iyo inkale iyo waliba warqada cashuurta wada marista ee inta badan lagu dhajiyo muraayada h**e ee gaadhiga.

Ta maantu intaasba way ka duwanayd isla markiiba waxay noo sheegeen inaan 50,000 sl sh bixino lkn waxay noo fasari kari waayeen nooca ay tahay hawsha aan u soconay oo muhiim ahayd waan iska bixinay waxayna noo jareen waraaqdan. sharciyan maaha mid uu soo saaray xisaabiyaha guud ee qaranku, kaliya waxaa ka muuqda Degmada Arabsiyo sharciyana degmo ma maamusha wadada weyn ee isku xidho magaalooyinka waana masuuliyada dawlada dhexe.

Masuuliyiinta wasaarada maaliyada iyo dawlada dhexe ma ogyihiin hawshan aan haadka haysan. Mise waxaan iyadna sugaa inta Dilla iyadna soo rogayso xeerkan oo kale mise waa nidaam cusub oo qofkasta intiisa isbaaro dhiganayo.

Address

Hargeisa

Telephone

+252636617666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Bashir Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ahmed Bashir Hassan:

Share

Category