Commander cabdicasiis sheekh

Commander cabdicasiis sheekh Local

Xili aad u wacanooAan xasuus u haystiyoXuskii mayda weeyaan2018
29/12/2022

Xili aad u wacanoo
Aan xasuus u haystiyo
Xuskii mayda weeyaan
2018

13/12/2022

Hogaanka Hawl-galinta Ciidanka Booliska JSL S/guuto Ibraahim Cabdi xaaji ayaa maanta Toobabar u furay Ciidan isugu jira Dhiboo iyo Baadhayaal Cusub.

Tirada Dhibooga ayaa ka kooban 200 Oo jadiid ah iyo 47 Baadhayaal iyaguna Cusub

17/11/2022

taliyaha qaybta boliska saxil G/dhexe muse xasan kahin oo ka warbixiyay xaalada mabad galyo ee gobolka

15/11/2022

Taliska Guud ee ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu cadaynayaa inaanay Jirin Wax Qarax ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland.

Waxaanu Bulshada u Cadaynaynaa in Agagaarka Dahabshiil Gargaar Agteeda Banjarle Ama Goomayste Ku Yaala oo banjarinaya Tayir ay Wax isaga uun ku kooban oo sameeyay Qaraxyar dhaceen, kaas oon ahay wax dibdakaga yimi waxaana dhawac fudud soo gaadhay Banharlihii iyo qof la shaqaynayay oo xaaladooda caafimaad oo fudud lagu dabiibayo cusbitaalka guud ee hargeisa.

Hadaba Ciidamada boolisku waxa Ay Baadhitaan Ku Hayaan Wixii Sababay Dhacdadii Goobtaasi ka dhacday.

Taliska Guud ee ciidamada boolisku waxa uu digniin u dirayaa cidkasta oo ku hawlana Fidinta wararka Boro Bogaada ah gaaro ahaan kuwa beenta Qoraya Iyo kuwa ka qaadanayaba.

XAFIISKA WARBAAHINTA
CIIDANKA BOOLISKA JSL.

15/11/2022

Dhisme cusub oo loo rarayo kaantaroolka hargaysa ee halaya ayaa waxa dhagax dhigay hogaanka dhismaha ee ciidanka boliska jsl iyo maayir ku xigeenka caasimadda

15/11/2022

Saldhigga Boliska ee Ibrahim kodbur oo mudo afar saacadooda ku soo qabtay tuugo culus oo ka dhacday soonaha saldhiga

Dunidu waa qurux ‘quruxduna waa dhulkaaga oo aad ka shaqayso noo noo sheeko kale
14/11/2022

Dunidu waa qurux ‘quruxduna waa dhulkaaga oo aad ka shaqayso noo noo sheeko kale

12/11/2022

Tababar iyo xog ururun ku sabsan baadhista oo loo qabtay baadhayaasha hargaysa

Tababar iyo xog ururin ku saabsan baadhista dambiyada oo loo furay baadhayaasha iyo madax baadhiseedada caasimada hargay...
10/11/2022

Tababar iyo xog ururin ku saabsan baadhista dambiyada oo loo furay baadhayaasha iyo madax baadhiseedada caasimada hargaysa

Khataraha hubka fudud wax ka baro ,hubka gurigaaga yaala diiwaangasho ,caruurtana ka xafido.
07/11/2022

Khataraha hubka fudud wax ka baro ,hubka gurigaaga yaala diiwaangasho ,caruurtana ka xafido.

05/11/2022

Madaxdii kala dambaysay ee soo xukuntay ciidanka boliska jsl 1993–2022

Sawirada xasuusta leh ee dabaaldaga sanadguurada 29 aad ee ciidanka boliska jsl
05/11/2022

Sawirada xasuusta leh ee dabaaldaga sanadguurada 29 aad ee ciidanka boliska jsl

Address

Hargeisa

Telephone

+252634311280

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Commander cabdicasiis sheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share