Zakariya qodax

Zakariya qodax Licenzed somaliland lawyer,skilled in law and legal issues ,taxation law,negatiotion ,dispute resolution and legal writing. als peace practice

strong legal professional with bachelor of law(LLB) focused in tax ,employment, immigration and corporate law.

31/10/2024

Xasuuusin ..........

Dhamaaan xisbiyadda iyo Ururadu Maalmaha Ay Uleeyihiin Dabaal Dagyadda Wa In Ay Muwaadiniinta Taageerayasha U ah Runtii Ay Cafimaadkooda Ka Fikiraan, Waxa Jira Muwaadiniin Badan Oo La Nool Xanuunk Kala Duwan Kuwaaso Kasoo Qayb Gala Isku Soo Baxyadda Kala Duwan Malmaalmaha Ay Uleeyihin ,, Xisbi / Urur Cafimadka Muwadinku Wa Wajib Dustuuriya Fadlan Malmaaha Cusbitalada Kala Duwan Adeegsadda Si Ay Idinka Cawiyaan Cafimadka Dagdaga ama First Aid Si Ay Ula Socdaan Muwaadininta Aan Kor Ku Xusay.

Wabilaahi Tawfiiq
Zakariya Daib Qodah
Health , Law and peace and conflict practitioner.

Our mind's!!!!!!
18/07/2024

Our mind's!!!!!!

Hambalyo Sanadka Cusub ee Islaamka 1446 Waxaan Allah inooga baryayaa inuu Sanadka Sanadkiisa inagu gaadhsiiyo Nabad, Caa...
06/07/2024

Hambalyo Sanadka Cusub ee Islaamka 1446

Waxaan Allah inooga baryayaa inuu Sanadka Sanadkiisa inagu gaadhsiiyo Nabad, Caafimaad qab iyo Barwaaqo.

Sanad Wacan oo Wanaagsan .

01/07/2024
12/06/2024

Ururka Qareenada Somaliland Wa Urur Ku Asaasan Shariciyada, Taaso Uu leeyahay Sharciyad Qanuuniya , Ururka Qareenada Somaliland Wuxu Soo Maray Marxalado Kala Duwan ,Manta Ururku Waqti Uu Ka Liito Muu Soo Marin Taaso Cadeyn U ah Gudomiye Ku Xigeenkii Ururka Oo In Muda Ku Xidhan Magaladda Borama ,Taaso Ururku Wax Talaba Ka Qaadin Ilaa Hada .

Congratulations berbera Port  # # #
08/06/2024

Congratulations berbera Port # # #

22/01/2023

Mid ka mid ah, macallimiinta wax ka dhiga Jaamacad ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa ardaydiisa oo ka koobnayd heerarka aqoonta ee kala duwan ( Degree, Master iyo PHD) u qorey warqad uu kaga warramayo xaaladda kulliyadda uu dhigo ee jaamacadda Koonfur Afrika.

Professorka ayaa kelmadahan ku qoray warqadiisa: ” Burburka ummaduhu uma baahna atoomik Bam ( Nuyukliyer) iyo gantaalaha riddada dheer oo lagu baabayo.

Laakiin ogow waxa lagu baabi'in karaa in hoos-u-dhac lagu sameeyo tayada waxbarasho iyo manhajka dalka, ardaydana loo ogolaado in imtixaanka ay eegtaan ama qishaan.

Arinkaasi ayaa suuro-gelinaya in qofkii bukey uu ku hoos dhinto dhakhtar ku soo baasey Qish, dhismaha guryuhuna ku dumaan Engineer aqoon lahayn oo ku soo gudbay Qish, hantiduna ku lunto xisaabiye, Qish ku yimi.

Ixtiraamka Aadminimo iyo caddaaladduna ku dayacanto garsoore isna aqoon sharci aan lahayn, balse ku soo gudbay Qish.

Intaasi marka ay dhacdo waxa Jahligu ku fidiyaa Caqliyada dhallinyarada, kaas oo uu gaarsiinaya macallin isaga laftiisuna ku soo gudbay Qish”.

Burburka tacliintu waa Burburka ummadda.

Fadlan walaal Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Address

Hargeisa
Hargeisa
HARGEISA

Telephone

+252634259704

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakariya qodax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category