𝗛𝗔𝗟𝗘𝗘𝗟 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗡𝗢𝗧𝗔𝗥𝗬

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • 𝗛𝗔𝗟𝗘𝗘𝗟 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗡𝗢𝗧𝗔𝗥𝗬

𝗛𝗔𝗟𝗘𝗘𝗟 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗡𝗢𝗧𝗔𝗥𝗬 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 𝗛𝗔𝗟𝗘𝗘𝗟 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗡𝗢𝗧𝗔𝗥𝗬, Landlord & Tenant Lawyer, Hargeisa.

HALEEL REAL ESTATE  Xafiiska Haleel Real Estate waxa uu  kuuhayaa guryo guest house goglan oo kiro kuna yaala Degmada Ne...
19/02/2024

HALEEL REAL ESTATE
Xafiiska Haleel Real Estate waxa uu kuuhayaa guryo guest house goglan oo kiro kuna yaala Degmada New Hargeisa kuwaas oo ka kooban min 3 qol
Waxa aad kala xidiidhkartaa 063-4652612

HALEEL REAL ESTATEWaxa uu Xafiiska Haleel Real Estate kuuhayaa guriga goglan oo kiro kuna yaala Degmada m/haybe masalaha...
18/02/2024

HALEEL REAL ESTATE
Waxa uu Xafiiska Haleel Real Estate kuuhayaa guriga goglan oo kiro kuna yaala Degmada m/haybe masalaha bari kaas oo ka kooban 4 qol iyo gaadhi gal.
Waxa aad kala xidiidhkartaa 063-4652612

HALEEL REAL ESTATE
07/01/2024

HALEEL REAL ESTATE

HALEEL PUBLIC NOTARYKu soo dhawaw Haleel Public Notary, waxa ay ku taalaa M/haybe Gaar ahaan koonfurta hotel Gacalle Xaf...
07/01/2024

HALEEL PUBLIC NOTARY
Ku soo dhawaw Haleel Public Notary, waxa ay ku taalaa M/haybe Gaar ahaan koonfurta hotel Gacalle
Xafiiska Nootaayadu waxa uu bixiyaa adeeggada Sharciga oo kala ah
1. Heshiisyada kala iibsiga guryaha
2. Heshiisyada kala iibsiga dhulka
3. Heshiisyada kala iibsiga beeraha
4. Heshiisyada kala iibsiga baabuurta
5. Heshiisyada kala kiraysiga guryaha
6. Heshiisyada kala kiraysiga dhulka banaan
7. Heshiisyada kala kiraysiga baabuurta
8. Heshiisyada labada dhinac u dhexeeya
9. Walaakad bixinta
10. Dardaaranada waalidka
11. Maamulida hantida
12. qorista xeerarka shirkadaha
ADEEGAYADA KALE XAFIISKA (HALEEL REAL ESTATE)
1. Kiraynta guryaha
2. Kiraynta baabuurta
3. Iibinta hantida maguurtada ah
4. Iibinta baabuurta
Hadaba ku xidhnow Nootaayada Haleel Public Notary oo ah goob u diyaarsan qabashada adeegaaga, qiimo ku raali galiya
ADDRESS: - 063-4652612

ARAG ONLINE MARKETGaadhi ah # MAGACA:         NOAH           2009 # GOOBTA            HARGEISA  #  LACAGTA :       $5,50...
15/10/2023

ARAG ONLINE MARKET
Gaadhi ah
# MAGACA: NOAH
2009
# GOOBTA HARGEISA
# LACAGTA : $5,500

WHATSAPP 063-4652612

hadaba macmiil ku xidhnow ARAG ONLINE MARKET hadii gaadhigaaga aad iibinayso iyo hadaad gaadhi iibsanaysaba

𝗔𝗥𝗔𝗚 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 𝗠𝗔𝗥𝗞𝗘𝗧Dhul iib ah oo ku yaala Degmada M/Haybe Xaafada gacanta Cabirka (12x24m) , laba waddo koonfurta iyo Wa...
05/10/2023

𝗔𝗥𝗔𝗚 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘 𝗠𝗔𝗥𝗞𝗘𝗧
Dhul iib ah oo ku yaala Degmada M/Haybe Xaafada gacanta
Cabirka (12x24m) , laba waddo koonfurta iyo Waqooyiga, sees iyo sharci dhamaystiran leh
QIIMAHA 44,000💸
TELL ☎️ 063-4652612 ama 065-9090149
Hadaba ku xidhnow Shirkada iibka hantida maguurtada ah iyo guurtada,
Kiraynta guryaha,dhulka,baabuurta, soo saarista faylasha,qorshaynta beeraha iyo la talinta dhinaca sharciyada,iibsiga

Address

Hargeisa
H

Telephone

+252634652612

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗛𝗔𝗟𝗘𝗘𝗟 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗡𝗢𝗧𝗔𝗥𝗬 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to 𝗛𝗔𝗟𝗘𝗘𝗟 𝗣𝗨𝗕𝗟𝗜𝗖 𝗡𝗢𝗧𝗔𝗥𝗬:

Share