06/09/2025
Mudane Madaxweyne ku soo dhawow Gobolka 7aad ee JSL oo kuu diyaar ah kaana sugayo fulinta Balanqaadkii xukumada aad hogaaminayso iyo wax ka qabashada baahiyaha ka jira guud ahaan Gobolka Gabiley
Sidoo kale shaqaalaysiinta dhalinyarada ka baxays jaamacada Tima Cade sanadka iyo jaamacada kale ee ku yaala Gobolka inaad baahiyaha ay qaban iyaduna aad wax ka qaban doonto ayaa rajaynayaa insha Allah