Center for Legal Development and Social Justice

Center for Legal Development and Social Justice (CELSOJ) is a non-governmental, non-profit, and nonpolitical organization established for the promot

We always stands for Respectful, Effectiveness, Efficiency, Transparency and Responsibility.

Xarunta Horumarinta Sharciga iyo Cadaaladda( ) waxay Ummada Islamka ah gaar ahaan soomalida ugu hanbalyeynaysaa munasiba...
20/04/2023

Xarunta Horumarinta Sharciga iyo Cadaaladda( ) waxay Ummada Islamka ah gaar ahaan soomalida ugu hanbalyeynaysaa munasibada Ciidul fitri.
Ciid wanaagsan adiga iyo qoyskaaguba, Rabbi SWT ha inaga wada aqbalo acmaashii wanaagsanayd. waxaanu idin rajayn nolol farxad leh iyo Barwaaqo.

HAPPY EID AL-Fitri MUBARAK‼️

To all our Muslim brothers and sisters, Happy Eid Mubarak.
May the Mubarak occasion of Eid-ul-fitri bring happiness,
peace and success in your life. Warm greetings and all the very best to you and to your family. May Allah grant you a harmonious and prosperous life.

.

Bahda Xarunta horumarinta Sharciga iyo Cadaalada Bulshada   oo isku duuban waxay Hanbalyo Diiran udireysaa Abdisalan Moh...
05/12/2022

Bahda Xarunta horumarinta Sharciga iyo Cadaalada Bulshada oo isku duuban waxay Hanbalyo Diiran udireysaa Abdisalan Mohamed Muse qaybna ka ah Xarunta CELSOJ, oo maantay markale ka qalin badashay Jaamacada

Waxaan leenahay hanbalyo hanbalyo, Guulo badan gaar insha alah.

La taliyaayasha sharci ee Center for Legal Development and Social Justice (CELSOJ) Avv Cabdifataax Mahdi Cali iyo Avv Ab...
22/11/2022

La taliyaayasha sharci ee Center for Legal Development and Social Justice (CELSOJ) Avv Cabdifataax Mahdi Cali iyo Avv Abdisalan M. Boos ayaa ka qeyb gali doona Dood sharci ee Xaquuqda Qofka Eedesnaha ahi leehahay Dhagysiga Dacwada kahor iyo int ay socota Garmaqalka Eedisa.

Barta: twitter Space
Wqtiga: 24/11/2022.
Saacada: 09:00 PM.

17/11/2022

Sharciyaqaan Abdisalan Mohamed Muse oo ka tirsan madasha CELSOJ ayaa qeyb ka ah barnaamijkan muhiimada gaarka ah leh ee ...
16/11/2022

Sharciyaqaan Abdisalan Mohamed Muse oo ka tirsan madasha CELSOJ ayaa qeyb ka ah barnaamijkan muhiimada gaarka ah leh ee ku aadan “Xakamaynta kufsiga lagula kaco caruurta yaryar”.

19/09/2022


27/08/2022



Address

Garowe

Telephone

+252907787768

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Center for Legal Development and Social Justice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Center for Legal Development and Social Justice:

Share

Category