Golaha wakiilada J.B.A Garowe

Golaha wakiilada J.B.A  Garowe EAU PARLIAMENTARY

12/03/2024

Gudomiyaha Golaha wakiilada J.B.A Garowe
Ayaa magacaabay guddi hoosaad ka kooban saddex guddi oo kala ah

1. Gudiga dastuurka iyo xeer_hoosaadyada waxaana Gudomiye looga dhigay
Jacfar sheeko xariir.

Gudiga Arimaha Ardayda
waxaana Gudomiye looga dhigay
Ayaan said barre.

Gudiga miisaaniyadda iyo maaliyadda
waxaana Gudomiye looga dhigay
Abdullahi wasiir.

Xafiiska warfaafinta Golaha wakiilada J.B.A Garowe .

Dhamaad

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha wakiilada J.B.A Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category