Xafiiska Xoghaye Xigeenka Danab

Xafiiska Xoghaye Xigeenka Danab Waa Page-ka Rasmiga ah ee Xafiiska Xoghaye Xigeenka

12/03/2024

CIIDANKA KUMANDOWSKA DOWLADA PUNTLAND EE DANAB.

Taliyaha Guutada Danab Puntland Commando force S/guuto Jimcaale Jaamac Takar oo Ku hadlaya magaciisa iyo kan ciidanka DANAB Wuxuu Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan Hambalyo lawadaagaya Umadda Islaamka, dadwaynaha Soomaliyeed ,shacabka Puntland iyo Ciidamada Qalabka sida meelkasta oo ay joogaan.

Waxaan Alle Ka baryaynaa in Amni iyo caafimaad inoogu dhammeeyo bishan barakaysan, Khayrkeedana ina waafajiyo.

07/02/2024
War Saxaafadeed kasoo baxay Taliska Danab Puntland Commando force
25/01/2024

War Saxaafadeed kasoo baxay Taliska Danab Puntland Commando force

Address

Yoocada
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Xoghaye Xigeenka Danab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share