26/08/2024
ADEEG YADA AAD KA HELEYSO SPN waxaa ka mid ah
1. Qoridda Lifaaq yadda Daraf yadda ay Ku heshiiyaan, Sidda Heshiisyada,ama cadaymaha Sharcigga ah
2. la talinta arimaha sharciyada
3.. Qabashada qareenada.
4. sugida Rahaamadaha,Daymaha iyo wakaaladaha.
5. kala iibinta dhulka,Gaadiidka,Beeraha iyo guryah Sifo waa faqsan Sharcigga .
Wabilaahi Towfiiq