Bashiir Hassan Ciiraale

Bashiir Hassan Ciiraale Page-kan waxa aad ka heli kartaa adeegyo shacri oo taabanaya nolosheena.

29/12/2025

“Playing football is the only skill that is never forgotten.”

11/03/2025
11/03/2025

Well done.

Africa-da bari oo uu marlabaad ka bilaabmay dagaalkii qaboobaa ee aduunku.
19/12/2024

Africa-da bari oo uu marlabaad ka bilaabmay dagaalkii qaboobaa ee aduunku.

04/12/2024

"Cabbaar Erigi Maadeys Miyaa Curaddo Loo Toogtay"

Allah ha u naxariisto walaalkeen Marxuum Ibraahim Cabdi Xirsi oo shil gaadhi goor dhoweyd ku geeriyooday, Allah suaasha ...
13/06/2024

Allah ha u naxariisto walaalkeen Marxuum Ibraahim Cabdi Xirsi oo shil gaadhi goor dhoweyd ku geeriyooday, Allah suaasha xaqa ah haku sugo, waa geeri xanuun badan runtii Ibraahim wuxuu ahaaa Engineer, Macalin, Sugaan-yahan Rabi janooyinkiisa haku arsaaqo waxaan sigaara ah uga taxsideynayaa dhamaan qoyska reer Xamari gaar ahaan walaalkay XASAN CABDI XIRSI oo uu walaalkii ahaa marxuumku.

INNAA LILLAAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN.ILAilaahay ha u naxatiisto madaxweynihii dalka iiraan iyo madaxdii la socoteyba ...
20/05/2024

INNAA LILLAAHI WA INNA ILAYHI RAAJICUUN.
ILA
ilaahay ha u naxatiisto madaxweynihii dalka iiraan iyo madaxdii la socoteyba kuwaasoo dhamaantood ku dhintay shil dayuuradeed oo aan weli la cadayn sida shilkaasi u dhacay iyo sababta keentay midna.
Waxana baadhistii sababta shilka keentayku guda jira khubaro isugu jira ruush turki iyo iiraan inkasyoo loo badinayo cimilada oo xumeyd inay sabab u noqotay burbutka dayuuradda.
Runtii waa geeri naxadin leh.
Waxase geeridaas ku farxaya yuhuudda maraykanka iyo waxay cagaha ku jiitaan ee gaalo iuo gaalo raacyo Muslim Dusha ka sheegta ilaahay sabir iyo iimaan haka siiyo qarankii iyo qoysaskii aay ka bexeenba.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynihii h**e ee Somaliland Iyo Masuuliyi...
20/03/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynihii h**e ee Somaliland Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani.

Hargeysa-20-03-2024-()-Kulan uu soo abaabulay, kana soo shaqeeyey qabsoomidiisa Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ujeedadiisu ahayd sidii ay isaga kaashan lahaayeen danta Qaranka iyo Doorashooyinka, ugana wada-hadli lahaayeen Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Hoggaanka sare ee xisbiga Waddani oo uu hoggaaminayey Murashax Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Kulankan oo lagaga wada hadlay qodobo kala duwan oo qaranka dan u ah, oo uu ka odayeeyey Madaxweyne h**e ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa diirada lagu saaray:-

1. In meel looga soo wada Jeedo Cadawga Somaliland, lagana wada shaqeeyo Difaaca Qaranka.

2. Arrimaha Doorashooyinka;

a) In ololaha doorashooyinka lagu galo si bilaa turxaan ah.

b) In natiijada ka soo baxda tartanka doorashooyinka loo hoggaansamo oo ay aqbalaan Xisbiyada Qaranku.

c) In saddexda cisho ee soo socda ay xisbiyada qaranku kulamo qabsadaan, si ay u sii anba qaadan una lafo-guraan qodobadan hirgelintooda.

Ugu dembayntii, waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi uga mahad-naqay Madaxweynihii h**e Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin soo qaban-qaabinta kulankan iyo ka-shaqaynta danaha guud ee Qaranka.

Waxaana kulanka madaxweynaha ku wehelinaayey, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, murashaxa madaxweyne ku xigeenka ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) iyo Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta reer Miyiga, Mudane Siciid Sulub Maxamed.

Dhinaca Murashaxa Cabdiraxmaan Cirro-na waxa ku wehelinaayey Kulanka Murashax ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, Mudane Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka mid ah hoggaanka xisbiga iyo Xoghaye Cabdiqaadir Saalax Iidle.

ALLAA MAHAD LEH

Naasir Yuusuf Daahir
Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada JSL

29/02/2024

"Jaah-wareer"

30/11/2023

-"Gulufkiyo dagaalkoo tolkaa gacanta dheer yeeshay,
-Isagoo falaadh gaadhaysiyo geeri filanaynin
-Wiilkaa gadaal uga fakaday go'aye noo sheegay"

Jaraad Taagtay Suldaan✍️

29/10/2023

Xaaji Xuseen School Burco, Somaliland iyo Muuqaalo kooban.

Address

Burco
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bashiir Hassan Ciiraale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category