Kayse biixi cabdi

Kayse biixi cabdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kayse biixi cabdi, Legal, Burao.

Acm saxaabta qaaligaa sidaa lawada socotaa waxa amwax laan ku soo dhamaaday wada hadalkii gudoomiyayaasha xisbiyada iyo ...
17/01/2020

Acm saxaabta qaaligaa sidaa lawada socotaa waxa amwax laan ku soo dhamaaday wada hadalkii gudoomiyayaasha xisbiyada iyo xukuumada saddex cisho ka hor laakiin weli rajo weyn ayaa laqabaa in laysku soo noqdo madaxweyniina wuu soo nastay isha allaah khayr ayey ku dambaynaysaa hawshu.

13/01/2020

Sidaa lawada dhawrayey maalmaha waxa la sugayey arintii kumishaka oo madaxweyne m biixi laga sugayey halka uu dhigo ayaa waxa ay kusoo dhamaatay faro madhan
Anigu waan utaagiyo maaro waayey
Sharci aan u cuskado kala diridooda waan waayey
Saddexda xisbiyoow isku noqda waxa keentaan ayaan aqbalayaaye
Kuwaasi waa odhaahii ay kala yidhaahdeen
Xisbul xaakimka kulmiye
Iyo mucaaradku
Waxa aynu eegi doonaa meesha ay cagadhigato arintaasi maalmaha soo socda.

Maalmo wacan ayey utahay somaliland marhadii xukuumadi sodabacday jabhadii dulimidiidna soo gurya noqotay guul.
04/01/2020

Maalmo wacan ayey utahay somaliland marhadii xukuumadi sodabacday jabhadii dulimidiidna soo gurya noqotay guul.

16/12/2019

Go,aankii gudida odayaashaa ee is xilqaamay iyo yaabkii bulshada, sida ka muuqata soo jeedintii odayaasha waxa ay kasoo quusteen dhinacyadii ay dhexdhexaadinta ka dhex wadeen waayo madaxweynuhuna waxa uu taaganyahay gudidaasi waa sharci oo waxa ay maree dhamaan wadooyinkii iyo jaranjaradii loo baahnaa ana awood uma lihi kala diridooda,mucaaradkuna waxa ay taaganyiin anaga tanaasulki wuu naga dhamaadee isagu doorkan hatanaasulo xaalku markuu sidaa noqday odayadii waxa usoo baxday in wax ay meesha kaga baxaan ay soo jeediyaan, markaa yaan lala yaabin odayaasha.

Address

Burao

Telephone

+252634330152

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kayse biixi cabdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category