Samafale abdiaziiz

Samafale abdiaziiz Helps people needs

Halacaawiyo walaalkaa spomaaliyeed Hana loo duceeyo....Dhaman dadweynihi Somaliyeed ee xanuunkeyga lasocday iyo kuwii ga...
20/11/2023

Halacaawiyo walaalkaa spomaaliyeed
Hana loo duceeyo....
Dhaman dadweynihi Somaliyeed ee xanuunkeyga lasocday iyo kuwii garabka wllnimo isiyey waxaan rabaa ina idinla socodsiiyo wllayaal daawadii inay waxba iga tari weyday xanuunkuna igu sii Fidayo

Dhaqtaradii awal daawada ii qoray waxey hadda ku taliyeen in deg deg dhaqtar banaanka laygu qaado oo qalliin lagama maarmaan tahay maadaama xanuunka sii fidayo

Waxaan bulshadeyda somaliyed Mar labaad ka codsanayaa inay garab igu siiyan qalliin dibadda ah wey jiraan walalo ila soo xiriray caawimaadna aan kahelnay laakiin weli waxa gacanteena kujira makaafin karto inaa dalka dibadiisa dhaqtar ugu aadno.

Qof walba oo wuxuu awoodo nagu caawin kara numberkeyga ayuu igala soo xiriri kara wuxuu awoodana noogu hagajin karaa

Telfoon Number-keyga +252906996258 [ 0906996258 ]. Magaceyga Xassan maxamed ayaa ku qoran

🤲🏼Isoo duceeya iina faafiya codsigeyga , mahadsanidin

Usamafal  kan u baahan garab istaaga
05/11/2023

Usamafal kan u baahan garab istaaga

19/03/2023
17/07/2021

Xanaanee dadka baahan iyo xayawaankaba ...
Unaxariiso

11/07/2021
Magaaladda bosaso dabxoogan ayaa ka kacay suuqawey Waxaana ka dhashay khasaare hantiyadeed lWaxaana ku howlan daminta da...
13/06/2021

Magaaladda bosaso dabxoogan ayaa ka kacay suuqawey Waxaana ka dhashay khasaare hantiyadeed l
Waxaana ku howlan daminta dabkaas
Dowlad iyo shacabka
Waxaa gurmad u fidisay shirkadda isgaarsiinta Golis Telecom Somalia
Dadaal baa socda
Ilaahay haku guuleeyo shaqada ay hayaan

13/06/2021

Asc dhamaan ummada soomaaliyeed.
Salaan kadib waxaan rabnaa oo aan ugu tala galnay page kaan in aan idinkula wadaagno dadka u baahan.
In aan is garabtaago.
Oo kala...
1=danyarta
2=dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
3=dadka ubaahan in loo sameeyo
Latalinta (dadka ay dhibaato saamaysay oo dareemaya murugta
In laysgarabtaago oo lala qabsado xanuunka(empathy)
Marka dad boosaas ah ayaan mardhow idiin soo gudbin doonaa inshaa allh nala socda dadka ku xiran page kaan ....

Waxaan rabaa inaan codsi udiro dhalin yarada  ku hawlan diiwaan gelin doorasho qof iyo cod  ee puntland kadhacad..Ugu ho...
02/06/2021

Waxaan rabaa inaan codsi udiro dhalin yarada ku hawlan diiwaan gelin doorasho qof iyo cod ee puntland kadhacad..
Ugu horayn wey ku mahadsanyihiin Shaqadda wanaagsan ee ay noo hayaan...
Waxaan halkaan uga dirayaa
Codsi...... Waa inay iska hagaajiyaan meeshaa ay ku diiwaangelinayaan
Bulsha waa inay tahay meel kuhaboon
Dadkuna muuqaal ahaan ay sifiican
Usoo lebistaan markay imanayaan.(
Pleas we need good and beautiful picture andbackground)

Ambassador  jen. Abdulahi ahmed jama ilka jiir.......... ..
01/06/2021

Ambassador jen. Abdulahi ahmed jama ilka jiir.......... ..

Ambasador Jen, Abdilahi Ahmed Jama Ilka-jiir, Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona Addis-ababa ahna u qeybsanahay Soomaaliya ee Midowga Afrika ayaa maanta Madaxweynaha Ethiopia Sahle-work zewode ka gudoontay waraaqaha danjiranimo.

Ilka Jiir ayaa bedelay Danjirihii h**e Cabdixakiim
Xaaji Cumar Camey, oo hadda noqday Safiirka Soomaaliya u jooga Koonfurta Suudaan.

Address

Bosasso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samafale abdiaziiz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category